Türkiye oo beenisay inay 15,000 oo askari u dirayso Soomaaliya xilli lagu jiro kala-guurka amniga
Muqdisho (AX) — Wasaaradda Difaaca Qaranka ee Türkiye ayaa gaashaanka ku dhufatay wararka sheegaya inay qorshaynayso in 15,000 oo askari ay u soo dirto Soomaaliya kaddib codsi kaga yimid dowladda federaalka, iyadoo…