R/W Rooble oo shaaciyey liisaska dhammaan lixda guddi ee doo…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa digreeto ku magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo guddiga Xalinta Khilaafaadka.

Rooble ayaa magacaabay: 1- Liiska Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal, 2- Liiska guddiga Xalinta Khilaafaadka, 3- Liiska Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed,  4- Liiska Guddiga Doorashooyinka Xubnaha Gobaladda Waqooyi, 5- Liiska Guddiga Doorashooyinka Beelaha Banaadiriga, 6- iyo Liiska Guddiga Xubnaha Dowladda Federaalku ku darayso dowlad goboleedyada.

Haddaba hoos ka aqriso dhammaan liiska.

Liiska Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal iyo Liiska guddiga Xalinta Khilaafaadka.2- Liiska Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed

Liiska Guddiga Doorashooyinka Xubnaha Gobaladda Waqooyi

Liiska Guddiga Doorashooyinka Beelaha Banaadiriga

Liiska Guddiga Xubnaha Dowladda Federaalku ku darayso dowlad goboleedyada

Liiska guddiga Xalinta Khilaafaadka

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More