Browsing Category

Somalia

official recognition of the opposition Democrats

Since yesterday in Benin, the Democratic Party of former head of state Boni Yayi is finally officially recognized and can participate in the animation of political life. It is the first major party in the radical opposition to Patrice Talon to have received permission since the political reforms in November 2019. In parliament and at the head of the cities, more than 95% of the elected officials come…

AFRICOM oo soo bandhigtay Muuqaalka Duqeyn ay ka fulisay

Taliska howlgalada Mareykanka u qaabilsan Qaaradda Afrika ee loosoo gaabiyo AFRICOM ayaa baahiyay Muuqaal laga duubay meel u dhaw Degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe oo 10-kii December 2020 duqeyn ku bartilmaameedsadeen. Mareykanka ayaa sheegay in weerarkaas oo dhacay 1-da Duhurnimo ee Khamiista in lagu dilay 8-xubnood oo Al-Shabaab katirsan una qaabilsan qaybta qaraxyada, halka lagu dhaawacay labo kale sida Mareykanka uu sheegay. Burbur xooggan ayaa gaaray dhismaha goobta…

Raysul Wasaare Rooble oo kulamo ka bilaabay Magaalada

Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ku hoyday Magaalada Garoowe ayaa kulamo gaar gaar ah la qaaday Hogaamiyayaasha sare ee DG Puntland, mas’uuliyiin kala duwan & shaqsiyaad saameyn ku leh Siyaasadda. Kulamada ayaa ah kuwo hordhac u ah safarka uu ku joogo Magaalada Garoowe si uu gunta ugu galo ujeedka socdaalkiisa oo ah la xaajoodka Maamulka Puntland oo uu kala hadlayo arrimaha Doorashada. Rooble ayaa maanta lagu wadaa in uu kulamo rasmi ah la qaato…

Eritrean refugees are sent back to Tigray camps

There are no food or water in the camps of 100,000 Eritrean refugees in Tigray. Some of them had managed to escape the fighting but the Ethiopian government decided to send them back despite the risks. as reported from Addis Ababa, Noé Rochet-BodinColumns of buses leaving Addis Ababa yesterday with more than 400 Eritrean…

the government cancels more than 3,500 passports

Since the fall of Omar al-Bashir, the new government has reconsidered the system of obtaining nationality, which has been practiced for thirty years under the old regime. Many passports were granted out of political, diplomatic or economic interest. as reported from Nairobi, Sebastien nemethPassports are officially canceled due…

postponement of the signing of a code of conduct

In Bangui, two weeks before the legislative and presidential elections, this code of conduct initiated by the National Electoral Council Framework was to be signed by presidential candidates and political parties. However, the signing must be postponed. as reported from Bangui, Charlotte cossetThe government, diplomatic…

Xasan Cali Khayre oo booqasho qarsoodi ah ku jooga Ruushka –

Sida ay Shaacisay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Raashiya  ayna ogaatay Axadle Media Xasan Khayre Ra’isalwasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa booqasho qarsoodi ah kujooga magaalada Moosko ee xarunta u ah Ruushka, Xasan Khayre ayaa u baxay safar uu sheegay in uu ku tegayo Turkiga hayeeshee diblomaasiyiin Ruush ah ayaa sheegay in safarkiisu ahaa kuna Wajahnaa Raashiya hayeeshee uu ku dhar beddelanayey Turkiga si aan loo ogaan booqashada oo loogu talagalay in ay ahaato Qarsoodi Sida…

Australia oo dad ay ka tallaashay Covid-19 oo la helay

Shaki ayaa hareeyay ku kalsoonaanta Tallaalka Dowladda Australia ay ku sheegtay in uu kahortag iyo dawo u yahay Xannuunka Covid-19, kadib markii dad qaatay jirkooda laga helay Astaamaha HIV. Australia ayaa xaalad aan wanaagsan wajaheysa, maadaama kahortagga xannuunka uu sababay shaki cusub oo saameeyay niyad wanaagga rabitaanka loo qabay in qof waliba uu iska tallaabo cudurka cabsida ku beeray. Saraakiil katirsan Dowladda ayaa warkaas beeniyay, waxaana ay ku sifeeyeen in…

Australia oo dad ay ka tallaashay Covid-19 laga helay

Shaki ayaa hareeyay ku kalsoonaanta Tallaalka Dowladda Australia ay ku sheegtay in uu kahortag iyo dawo u yahay Xannuunka Covid-19, kadib markii dad qaatay jirkooda laga helay Astaamaha HIV. Australia ayaa xaalad aan wanaagsan wajaheysa, maadaama kahortagga xannuunka uu sababay shaki cusub oo saameeyay niyad wanaagga rabitaanka loo qabay in qof waliba uu iska tallaabo cudurka cabsida ku beeray. Saraakiil katirsan Dowladda ayaa warkaas beeniyay, waxaana ay ku sifeeyeen in…