Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

part of Virungaparken disgraced by

A little more than two weeks after the eruption of the volcano Nyiragongo, life begins to resume in Goma and its surroundings, but the damage is still visible both in the city, where the cracks are felt in some places and around Goma. Part of Virunga National Park still has the scars of the lava flow. This park is presented as the protected area that contains the richest biodiversity in Africa.…

at the trial of Soro and his relatives, the believers

The trial against Guillaume Soro and 19 of his relatives continues before Abidjan's criminal court. The former prime minister is accused of conspiring against state authority. He is being tried in his absence, but 14 other people are in the accused's box. This week, it was those who were very close to Guillaume Soro who showed up: his two brothers, his loyal head of the protocol and former minister…

Henri-Marie Dondra appointed Prime Minister

The appointment to the post of Prime Minister of Henri-Marie Dondra was announced this Friday evening, June 11, by a decree read on national radio. Minister of Finance since the election of President Faustin-Archange Touadéra in 2016, he succeeds Firmin Ngrebada who resigned on Thursday and the government after the legislative and presidential election.…

Dhimasho iyo dhaawacyo ka dhashay weerar caawa ka dhacay Dhu…

Dhuusamareeb (Axadle)- Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb waxay sheegayaan in ilaa seddax qof lagu dilay bartamaha magaalada, halka ugu yaraan laba qof oo kale ay dhaawacyo soo gaareen. Dadkaan oo dhamaantood rag ah ayaa lagu rasaaseeyey goob ay ku sugnaayeen oo qaadka lagu iibiyo oo ku taalla bartamaha magaalada. Rag ku hubeysanaa qoryo AK-47 ah ayaa geystay weerarkaan,…

Daawo: Sanbaloolshe oo shaaciyey inuu isbeddelay fikirkii uu…

Muqdisho (Axadle) –Taliyihii hore ee hey’adda Nabad Sugidda Soomaaliya Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo maanta hadal ka jeediyey munaasabad soo dhaweyn ah oo degmada Deyniile loogu sameeyey Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku amaanay sida uu u maareeyey isqab-qabsigii siyaasadeed ee dalka ka dhacay, isagoo bulshadii isugu timid munaasabadaas ka codsaday in si dhab ah loola shaqeeyo Rooble. “Berigii hore anigu waxaan dhihi jiray ninkaan…

Muxuu yahay isbaheysiga cusub ee dowlada Ethiopia ka raadsan…

Addis Ababa (Axadle) – Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa bilaabay qorshe uu ku raadsanayo isbaheysi cusub, kadib markii uu xubnaha xukuumaddiisa, Saraakiisha sare ee Ciidamada Militariga iyo Nabadsugidda uu u kala diro dalalka u arko in uu ka gabbaadsan karo culeyska koray. Xukuumadda Abiy ayaa wajaheysa culeys xoogan oo dhanka beesha caalamka ah, tan iyo markii uu dagaal ku qaaday maamulkii TPLF, islamarkaana uu si bareer ah u muddo…

FIQI oo soo saaray dalab xasaasi ah oo la xiriira ASKARTII a…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa ka hadlay banaanbax ballaaran oo ka dhacay Caasimadda Muqdisho, kaasi oo lagu dalbanayey in dalka dib loogu soo celiyo askartii loo qaaday dalka Eritrea, kadib markii ay soo baxday in laga qeyb-galiyey dagaalkii ka dhacay gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya. Dibad-baxa oo ahaa mid ballaaran ayaa waxaa dhigay waalidiinta ay ka maqan yihiin wiilashaasi iyo dadweyne kale, wuxuuna…

Sawirro: Rooble oo soo dhoweyn heer sarre ah loogu sameeyay …

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo bulshada degmada Dayniile ay ugu sameeysay soo dhoweyn heer sarre ah. Munaasabadda soo dhaweynta ah ayaa waxaa taageero loogu muujinayey hoggaaminta Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta ee arrimaha doorashooyinka iyo xasilinta axadle. Ra’iisal wasaaraha oo ka hadlay munaasabaddaas ayaa ka…

Aqriso: Dacwad culus oo Xeer ilaaliyaha Guud u gudbiyeen Waa…

Muqdisho (Axadle) – Waalidiinta ay caruurtooda kaga maqan yihiin Eritrea ayaa dacwad cabasho ah u gudbiyey Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, si uu u furo baaritaan ku aadan arrintaas. Qoraalka cabashada ah ee ay Xeer ilaaliyaha guud u gudbiyeen waalidiintan oo nuqul kamid ah uu soo gaaray Axadle ayaa eedeynta u weyn ee qaadista caruurtooda dusha u saareen madaxda sarre ee waqtigooda uu dhamaaday. Qoraalka oo ay ku saxiixnaayeen 12 kamid ah…

Qaramada Midoobay oo shaacisay ‘xaalad halis ah’ oo ka taaga…

Addis Ababa (Axadle) – Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa lagu shaaciyey in 350,000 oo qof ay ku nool yihiin xaalad aad u daran oo ka jirta gobolka Tigray oo dagaaladii u dambeeyay aafeeyeen iyo sidoo kale gobolada kale ee deriska la’ah ee Amxaarada iyo Canfarta. Madaxa arrimaha bini’aadanimada ee Qaramada Midoobay, Mark Lowcock ayaa sheegay in waqooyiga Ethiopia ay ka jirto macaluul daran, taasi oo ay sababeen dagaaladii iyo…