Browsing Category

Somalia

explosion of a homemade bomb in a church

A homemade bomb exploded early this morning in a church in Beni in northern Kivu, a province in the eastern DRC. Beni, a city regularly plagued by deadly raids attributed to the Ugandan rebels from the ADF. This attack left at least two injured and has not been claimed. An investigation has been initiated. At 6 o'clock this…

Xafsa Maxamed Luqmaan oo shaacisay sidii ay saaxiibteed Xafs…

Nairobi (Axadle) – Xafsa Maxamed Luqmaan, oo ah haweeney ganacsato Soomaali ah oo 23 jir ah, oo la la’aa muddo shan maalmood ayaa shaaca ka qaaday in Gabar ay saaxiibo ahaayeen ay ka dambeysay afduubkii loo geystay. Wareysi gaar ah oo ay Xafsa Luqmaan siisay Wargeyska The Standard ee dalka Kenya ayey ku sheegtay in haweeneydii saaka lagu qabtay xaafadda Kinangop ee lagu magacaabo Xafsa Cabdi iyo ninka lala qabtay ay ahaayeen maskadii ka dambeysay…

Daawo: Gobaladda Waqooyi oo hanjabaad culus u dirtay laba ka mid xu…

Hargeysa (Axadle) – Wasiirka wasaaradda warfaafinta Gobaladda Waqooyi, Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa luuqad adag kula hadlay dowladda federaalka, gaar ahaan Ra’iisal wasaaraha ku-xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed iyo Wasiirka Maaliyada, Cabdiraxmaan Beyle. Wasiir Koore ayaa waxa uu ku eedeyay Mahdi Guuleed iyo Beyle inay ka dambeeyan abaabul ka dhan ah Gobaladda Waqooyi oo laga bilaabay…

30 maalin kadib maxaa ka hirgalay heshiiskii 27-ka May ee do…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa 30 cisho ka tagtay 60-kii cisho ee heshiiskii May 27, 2021 ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada kaas oo dhigaya in 60 cisho lagu dhameystiro doorashada Soomaaliya. In kasta oo bil tagtay hadana weli ma jirto wax laga qabtay hannaanka doorashada, iyada oo lagu wado in Muqdisho lagu qabto mar kale shir ay yeelanayaan ra’isul wasaaraha iyo madaxda…

Puntland State oo fulisay mid ka mid ah yoolasheeda sifeynta

Gaalkacyo (Axadle) – Guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland, Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa ka hadlay toogasho ay Puntland saaka ku fulisay rag ka tirsanaa Al-Shabaab oo ay horey u xukuntay maxkamadda ciidamada maamulkaasi. Guddoomiyaha ayaa marka hore soo dhoweeyey toogashadan oo ka dhacday magaalada Gaalkacyo, laguna fuliyey illaa 18 xubnood oo ahaa shabakad isku xiran oo Shabaab ah, laguna eedeeyey inay dad badan ku dileen gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. “Waxaan hada ku fulinay Xukunkii…

Galmudug oo war kasoo saartay dagaalkii Wisil

Dhuusamareeb (Axadle) – Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska ee gobolka Mudug, Gaashaanle Maxamed Mire Maxamuud oo u warramay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyey khasaaraha ka dhashay dagaal ku billowday qarax is-miidaamin ahaa oo saaka ka dhacay deegaanka Wisil, kadib weerar ay ku qaadeen Al-Shabaab. Mire ayaa sheegay in weerarka uu dhacay abaare 4:30, isla-markaana ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa Galmudug iyo dadka deegaanka ay ka hortegeen dagaalkaasi. Taliye ku xigeenka Booliska gobolka Mudug oo hadalkiisa…

Guudlaawe oo qaadacay shirka ka furmaya Muqdisho

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha maamulka HirShabelle Cali Guudlaawe ayaa si lama filaan ah u qaadacay shirka ra’iisul wasaare Rooble iyo madax goboleedyada uga furmaya Caasimadda Muqdisho ee ku saabsan arrimaha doorashada. “Dowladda Hirshabeelle waxay cadeyneysaa inaysan qeyb ka ahayn shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir berri uga furmaya Caasimadda Muqdisho,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay HirShabelle. Qoraalka kasoo baxay madaxtooyada…

Xog: Halka lagu bixiyey lacagtii mushaarka shaqaalaha maamul…

Muqdisho (Axadle) – Iyadoo maanta ay bisha mareyso 27-ka June ayaa wali waxaa mushaarka bishii hore ee May qaadan qaar kamid ah shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar, waxaana soo baxaya qeyla dhaan xoog leh oo ay dirayaan shaqaalaha mushaarka ka maqan yahay.  Shaqaalaha Maamulka Gobalka Banaadir ee ku qoran Xafiisyada Arrimaha Bulshada iyo Duqa ayaa wali helin mushaarkooda, waxaana la…

Xog: Ciidanka DF oo khilaaf iyo kala shaki dartiis usoo bane…

Jowhar (Axadle) – Militeriga Soomaaliya ayaa soo baneeyay degaano badan oo ka tirsan degmooyinka Jowhar, Raage-ceelle iyo Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaasoo dhowaan ay ka qabsadeen dagaalamayaasha Al-Shabaab. Warar ay heshay Axadle ayaa xaqiijinaya in ciidanka dowladda ay soo galeen Muqdisho kadib safar dheer oo dhulka ah oo ay kaga soo baxeen degaano badan oo dhaca Shabeellada Dhexe ee koonfurta Soomaaliya. Wararka aan helnay ayaa…

Dhallinyaro u dabaal-degeysa 26-ka Juun oo sabab yaab leh lo…

Boorama (Axadle) – Ciidamada booliska Gobaladda Waqooyi ayaa maanta magaalada Boorama ee gobolka Owdal ku xirxiray dhalinyaro u dabaal degeysay munaasabadda 26-ka Juun, iyagoo weyneynayey maalintaan ku asteysan xorriyadda Soomaaliya, gaar ahaan gobollada waqooyi ee Somalilnd. Ciidamada Gobaladda Waqooyi kama soo hor-jeedin in loo dabaal dego maalintan, balse dhalinyarada xabsiga loo taxaabay waxay ku soo labisteen calanka buluuga ah ee…