Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Wararkii ugu dambeeyey howl-gallada ka socda KISMAAYO

Kismaayo (Axadle) – Ciidamada ammaanka ee Jubbaland ayaa saaka, illaa xalay howl-gallo ka wada magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Jubaland, waxaana howl-galka uu daba socdaa qaraxii ka dhacay magaaladaas. Afhayeenka Booliska Jubbaland oo Wariyeyaasha kula hadlay ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada amniga ay ku raad-joogaan kooxihii ka dambeeyey weerarkii qaraxa ahaa ee Kismaayo lagula beegsaday kooxda ciyaartoyda JCCI ee ka dhisan gudaha magaaladaasi. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in marka…

ISRAEL oo wacad ku martay jawaab xanuun badan kadib weerar ‘…

Tel Aviv (Axadle) – Israel ayaa Jimcihii Iran ku eedeysay inay fulisay weerar lagu qaaday Markab shidaalka qaada oo ay maamusho shirkad Israeli ah, waxayna wacad ku martay jawaab xanuun badan. Weerarka oo Khamiistii ka dhacay xeebaha Cuman ayaa waxaa lagu dilay laba qof oo u kala dhashay Britain iyo Romania, wuxuuna sidoo kale waxyeello gaarsiiya markabka Mercer Street oo ay maamusho shirkadda Zodiac Maritime. War-saxaafadeed uu saaray, ayuu…

Odayaasha Koonfur Galbeed oo SHURUUD adag ku xiray doorasho …

Baydhaba (Axadle) – Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey in deegaanada maamulkaas aysan doorasho ka dhici doonin ilaa lasoo daayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ku dhawaad seddax sano u xiran Taliska Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Odayaahaan ayaa soo saaray shuruudo ay ku xireen in K/Galbeed lagu qabto doorasho, waxaana shuruudahaas ka mid ah in…

Guddiga doorashooyinka HirShabelle oo war kasoo saaray khila…

Muqdisho (Axadle) – Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee HirShabelle ayaa beeniyey in uu jiro khilaaf xoogan oo ka dhex qarxay xubnaha guddiga, kadib markii si weyn baraha bulshada loogu baahiyey warar sheegaya in uu khilaaf soo kala dhex-galay. Waxay sheegen in Guddiga uu howlihiisa u wato sidii caadiga aheyd, islamarkaana uu jirin mad-madow soo kala dhex-galay, islamrakaana ay wararkaas yihiin kuwa lagu qal-qal gelinayo heshiiskii doorashada ee…

Farmaajo, Rooble, Axmed Madoobe, Xasan Sheekh iyo Qoor Qoor …

Kismaayo ( Axadle) – Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul wasaare Rooble, Madaxweynaha Jubbaland, Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh ayaa war ka soo saaray qaraxii galabta Kismaayo lagula beegsaday dhalinyaro cayaartooy ahaa, kuwaas oo dhamasho iyo dhaawacyo culus ay soo gaareen. Ugu horeyn madaxweyne Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda…

Farmaajo, Rooble, Axmed Madoobe iyo XASAN oo ka falceliyey q…

Kismaayo (Axadle) – Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul wasaare Rooble, Madaxweynaha Jubbaland, Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh ayaa war ka soo saaray qaraxii galabta Kismaayo lagula beegsaday dhalinyaro cayaartooy ahaa, kuwaas oo dhamasho iyo dhaawacyo culus ay soo gaareen. Ugu horeyn madaxweyne Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda ciyaaraha…

The UN warns 100,000 children of deadly hunger

The UN children's agency warned that more than 100,000 children in Ethiopia's struggling Tigray region could face the most extreme and life-threatening form of malnutrition next year, as humanitarian aid is still blocked from some 6 million people. The UN estimate, a tenfold increase over the usual cases in Tigray, is based on "mainly the scenario we see now, where the conflict is escalating and access to food is limited", says Marixie Mercado with UNICEF's emergency team to The Associated Press (AP).…

Wararkii ugu dambeeyay qaraxa cayaartoyda ee Kismaayo

Kismaayo (Axadle) – Faah faahino dheeri ah ayaa laga helayaa qaraxii galabta ka dhacay magaalad Kismaayo, kaasi oo haleelay Bus ay saarnayeen ciyaartooyda kooxda JCCI oo ka dhisan magaalada Kismaayo. Gaariga uu qaraxa haleelay oo gebi ahaanba gubtay, waxaana ilaa hadda loo xaqiijiyey Axadle dhimashada 4 ciyaartooy oo kamid ah dhalinyaradii saarneyd gaarigaas, halka tiro kalena ay ku dhaawacamtay. Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya nooca qarax ee haleelay gaariga ay saarnayeen Ciyaartooyda, waxay qaarkood sheegayaan in…

Qarax Goor dhow ka dhacay magaalada Kismaayo

Kismaayo (Axadle) – Wararka aanu ka helayno magaalad Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in uu ka dhacay qarax xoogan, kaasi oo oo lala eegtay gaari Bus ah oo ay saarnayeen Ciyaartooy. Ciyaartoyda saarna Buska ayaa waxay ahaayeen kooxda JCCI oo ka dhisan magaalada Kismaayo, sida ay ilo xogogaal ah u sheegen Axadle. Gaariga uu qaraxu haleelay ayaa gebi ahaanba gubtay, waxaana lasoo warinayaa inuu jiro khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac, inkasta oo aan weli si rasmi ah loo xaqiijin. Waxaa…