Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Askari ka tirsan ciidamada nabad sugida qaranka Soomaaliya oo si arxan daro ah loogu dilay Muqdisho – Axadle

Muqdisho (Axadle) Mid ka mid ah askarta dowlada ee ku biiray ciidamada nabad sugida qaranka ee ka soo horjeeday in waqtiga loo kordhiyo madaxweynaha ayaa meydkiisa laga helay saacadihii la soo dhaafay agagaarka Iskuul Buluusiya ee Caasimadda Muqdisho. Si xun ayaa loo dilay waxaana lagu aasay meel qashin qub ah oo u dhow Iskuul Buluusiya. Qaar ka mid ah ehelada ninka la dilay oo lagu magacaabi jiray Maxamed Muqtaar (Maxamed Deeqow) ayaa sheegay in…

Puntland waxay la wareegtay hub iyo rasaas fara badan – Axadle

Garoowe (Axadle) - Ciidamada amaanka Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay gacanta ku dhigeen hub si dhuumaaleysi ah lagu soo geliyay gobolka saacadihii la soo dhaafay ka dib hawlgallo ay ka sameeyeen gobolka Sanaag. Hubkaan ayaa waxaa Doon looga soo dajiyay Xeebta Deegaanka Ceelaayo ee Gobolkaasi waxaana ugu dambeyn gacanta ku dhigay Ciidamada amaanka ee Maamulka Puntland.…

Soomaaliya ayaa war cusub ka soo saartay khilaafka Falastiin iyo Israa’iil – Axadle

Muqdisho (Axadle) Safiirka Soomaaliya ee UN-ka Abuukar Cusmaan Baale ayaa si kulul u cambaareeyay weerarada iyo duqeymaha Israel ay ka wado dhulka Falastiin wuxuuna cadeeyay in Soomaaliya dambi tahay Amb. Bale ayaa xusay in dowladda federaalka ay u taagan tahay in shacabka Falastiin ay helaan xuquuqdooda oo dhameystiran. “Soomaaliya waxay garab taagan tahay Falastiin sidii ay u heli…

Xigasho: Joojinta Dakhliga Maamulka Gobolka Banaadir + Sababta – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u sheegay in uu dhammaaday maamulkii gobolka ee Banaadir. Canshuurta waxaa laga qaaday shirkadaha, guryaha, miisaaniyadaha iyo guryaha kale ee Caasimadda Muqdisho. Sababta shaqada looga joojiyay ayaa lagu sheegay inay tahay shirkada gaarka loo leeyahay oo shaqadii joojisay iyo nidaamkeeda heerka sare ah oo joojiyay wadashaqeynta…

Xigasho: Qarax Ismiidaamin ah oo soo galay Muqdisho – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Ilo wareedyo ka tirsan laamaha amniga ee Soomaalida iyo ajaanibta ee Xarunta Xalane ayaa sheegay inay heleen xog muhiim ah oo dhanka amaanka ah oo la xiriirta qaraxyo ka dhici kara Caasimadda Muqdisho. Wararku waxay muujinayaan in ismiidaamiyeyaal ka yimid gobolka Shabeellada Hoose ee koonfurta Soomaaliya ay soo galeen Caasimadda Muqdisho si ay u fuliyaan weeraro ismiidaamin ah Saraakiisha amniga ayaa Axadle u sheegay in ilaa…

Xigasho: Hay’adaha amniga waxay ka digayaan qaraxyo ismiidaamin ah oo galaya Caasimadda Muqdisho – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Ilo wareedyo ka tirsan laamaha amniga ee Soomaalida iyo ajaanibta ee Xarunta Xalane ayaa sheegay inay heleen xog muhiim ah oo dhanka amaanka ah oo la xiriirta qaraxyo ka dhici kara Caasimadda Muqdisho. Wararku waxay muujinayaan in ismiidaamiyeyaal ka yimid gobolka Shabeellada Hoose ee koonfurta Soomaaliya ay soo galeen Caasimadda Muqdisho si ay u fuliyaan weeraro ismiidaamin ah Saraakiisha amniga ayaa Axadle u sheegay in ilaa…

Ciidamada DF ayaa qabtay nin dilay Sahra Muxumed – Axadle

Balcad (Sh.M. Network) - Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay tiro kalena waa ay ku dhaawacantay dagaal qaraar oo maanta ku dhexmaray Caasimadda Muqdisho ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa AMISOM iyo kuwa Al-Shabaab. Haweeneyda oo ka mid aheyd haweenka qaadka ku iibiya aagaasi ayaa la sheegay inay booliska la murmeen ka hor inta uusan dilin. Haweeneyda oo lagu magacaabi jiray Sahro Muxumed Cali Kulmiye (Sahro Dhagey), ayaa u dhimatay dhaawac…

Metsa Worke, a ghost town captured by

The conflict continues in Tigray, in the north of the country. Violence is daily. Some places have even been completely abandoned. A few tens of kilometers from Mekelle, the capital of Tigray, the village of Metsa Worke has been completely emptied of its inhabitants. Reportage. With our special correspondent in Tigray,…

a possible candidacy from the Prime Minister

Transitional Prime Minister Albert Pahimi Padacké is not unanimous in the political class and especially in the former presidential majority, MPS and its allies, who see him as a serious contender for the next presidential election. Since the death of President Idriss Déby Itno and the establishment of the Transitional Military Council under the leadership of his son, Mahamat Idriss Déby, the MPS has…

the army resumes its investigation of the repression

The Army handed over the results of its investigation into the deadly repression in June 2019 on Saturday. Two years ago, following the resignation of Omar al-Bashir, protesters demanded a peaceful transfer of power from the military to civilians. The spread of the place where they gathered had left 128 dead. The only…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More