Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Vaccination against Covid-19 stagnates

Three million doses are administered weekly, a total of 53 million since the start of the vaccination campaigns and only 8 million Africans have received the two doses required for complete immunity. Several factors explain these poor results. First, Africa received very few vaccines; then people remain suspicious and the fact…

Xog: Rooble iyo madax goboleedyada oo damacsan qorshe muran …

Muqdisho (Axadle) – Mid ka mid ah qodobada ugu adag ee la doonayo in laga beddelo heshiiska doorashada ayaa la kulmay caqabad xooggan oo kaga timid dhanka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, taasi oo fashilisay isku dayo ay wadeen qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada iyo ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Hase yeeshee, dhinacyadan ayaa hadda dejiyey qorshe yaab leh, oo qodobkan wax looga beddelayo, ayada oo ay ku adkaan doonto…

Marjaca go’aanada la xiriira doorashada dalka oo loo gacan g…

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Baashe Yuusuf Axmed ayaa markii u horeysay shaaciyey in Maxkamadda Sare ay tahay marjaca u dambeeya ee ka go’aan gaari kara doorashada. Baashe oo hadal ka jeedinayey shirka Madasha Garsooreyaasha oo ah madal saddex biloodle ah oo ay Garsooreyaashu ku kulmaan, ayaa si cad u sheegay in cabasho kasta oo ka timaada doorashooyinka dalka ay dacwadeeda qaadeyso Maxkamadda Sare ee dalka. Waxa…

Yey u adeegsatay haweeneyda sumeysay Macalin Cumar?

Beledweyne (Axadle) – Taliska Booliska Beledweyne ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey falkii xalay lagu sumeeyey Allaha u naxariistee marxuum Cumar Macalin Maxamud oo ahaa Macalin dhiga dugsi lagu barto Qur’aanka Kariimka. Taliyaha saldhigga Booliska magaalada Beledweyne, Laba Xidigle Maxamed Maxamuud Rooble Qorsheel oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in dhacdadan ay ka dambeysay xaaska marxuumka, isla-markaana ay socdaan…

School affiliated with the FETÖ terrorist group handed over to

On the fifth anniversary of the brutal coup attempt by military infiltrators belonging to the Gülenist Terror Group (FETÖ), a Turkish diocese gained control of a school in Ethiopia, formerly run by the terrorist group, which has an international network of schools. The Turkish Maarif Foundation on Thursday adopted the full administration of the state of Oromia after a legal battle that stretched over years. "The official handover of the school will be followed soon after the transfer of assets is…

Kenya oo qaaday tallaabo cusub oo SOOMAALIYA ku wajahan kadi…

Nairobi (Axadle) – Kenya iyo Soomaaliya ayaa billaabay safar cuusb oo ay dib ugu dhisayaan xiriirkooda kadib bilo ay u dhaxeysay xiisad diblomaasiyadeed oo xooggan.  Soomaaliya ayaa dhammaadkii 2020 xiriirka diblomaasi u jartay Kenya, ayada oo ku eedeysay inay faro-gelin ku hayso arrimaha gudaha, islamarkaana ay dhaawaceyso madax-banaanida dalka. Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibedda Kenya Ambassador Macharia Kamau ayaa shalay la…

Haweeney Macalin Dugsi Qur’aan oo qabay caawa ku sumeysay Be…

Muqdisho (Axadle)- Cumar Macalin Muxumed oo ahaa Macalin Dugsi Qur’aan ayaa caawa u geeriyooday Sun ay siisay xaaskiisa, sida ay Axadle u xaqiijiyeen xubno ka tirsan qoyska marxuumka. Arrintaan ayaa ka dhacday xaafadda Xaawo-taako ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Xubno ka tirsan ehellada marxuumka ayaa noo sheegay in Macalin Cumar uu dhawaan guursaday haweeneyda…

Daawo: Dhaqaatiir ka dhoofi rabay baasaboorka Gobaladda Waqooyi oo …

Hargeysa (Axadle) – Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Caasimadda Muqdisho lagu xiray laba dhakhtar oo ka howlgaleysay isbitaalka Dr. Adna Aadan ee magaalada Hargeysa, kuwaas oo tiransid ku ahaa Muqdisho kuna sii jeeday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Dhakhaatiirtaan ayaa ku dhoofiyey baasaboorka Gobaladda Waqooyi, waxaana la sheegay in looga jeex- jeexay garoonka Muqdisho, dibna loogu celiyey magaalada Hargeysa. Dr. Adna Aadan oo madax ka ah isbitaalka ay ka howl-gelayeen dhakhaatiirtaan ayaa sheegtay mudo seddax…

Xog: Nin Imaaraati ah oo markab siday shixnad dhan $5 milyan…

Berbera (Axadle) – Markab u rarnaa Ganacsato reer Gobaladda Waqooyi ah oo muddooyinkii dambe ku xirnaa dekedda Berbera ee Gobaladda Waqooyi ayaa dib uga goostay dekedda, sida ay ogaatay Axadle. Saraakiil ka tirsan dekedda oo la hadlay Axadle ayaa sheegay in Markabkaas uu dib uga goostay dekedda Berbera, ayada oo aan laga dejin shixnadii saarneyd oo ay lahaayeen ganasato reer Gobaladda…

Taalibaan oo ku hanjabtay ‘Jihaad’ ka dhan ah Turkey + Sabab…

Kabul (Axadle) – Kooxda Taalibaan ayaa dowladda Turkiga uga digtay inay sii waddo joogitaankeeda Militari ee dalka Afghanistan, taasoo ay kooxda ku sheegtay haddii ay dhacdo inay u arki doonto in ciidamada Turkiga ay yihiin kuwa gumeystayaal ah, islamarkaana ay ku qaadi doonto waxa ay ugu yeertay ”Jihaad”. Digniinta ayaa timid iyadoo ay socdaan dhaq-dhaqaaqyo hor leh oo dagaal oo dadka dhaleeceeya ay sheegayaan inay muujineyso in Taalibaan ay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More