Browsing Category
Somalia
Somali Latest | Wararka Maanta | Breaking News and the expert analysts you can trust
Gobaladda Waqooyi oo ka jawaabtay bayaankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Khamiis, Juun, 8, 2023 (AX) - Gobaladda Waqooyi ayaa soo dhawaysay bayaankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo dhinaca kalena sheegtay in ay ciidankeedu ay ilaalinayaan madaxbannaanideeda dhuleed.Qoraal kasoo baxay wasaarada…
Qaar ka mid ah Xildhibaanada labada Golle oo Jubbaland kasoo jeeda oo ka horyimid magacaabista…
Khamiis, Juun 8, 2023 (AX) - Xildhibaanadaan ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee kasoo Jeeda maamulka Jubbaland ayaa si kulul uga soo horjeestay maamulka cusub ee gobolka Gedo uu u magacaabay Hogaamiyaha…
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ka horyimid hanaanka loo wajahayo wajiga labaad ee howlgalada ka…
Khamiis, Juun 8, 2023 (AX) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo wareysi dheer siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa si adag uga soo horjeestay hanaanka madaxda dowladda u wajahayaan wajiga labaad ee howlgalka…
Golaha Wasiiradda oo meel mariyay heshiiskii doorashada ee golaha wadatashigu soo saareen
Khamiis, Juun 8, 2023 (AX) - Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa meel mariyay dhaqan gelinta heshiiskii uu gaaray golaha wadatashiga qaran. Heshiiskaas oo ah dhaqan galinta hannaanka doorashooyinka dalka.Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa…
Sudan’s military facility engulfed in frenzied, tumultuous combat
In a heart-wrenching and enigmatic turn of events, savage skirmishes continue to blaze at a military facility in Sudan. Despite veritable attempts at placation, talks heralded by the hashemite Kingdom of Saudi Arabia and the great United…
SSC-Khaatumo oo soo dhawaysay warbixinta Qaramada Midoobay ee xaalada Laascaanood
Khamiis, Juun 8, 2023 (AX) - Qoraal kasoo baxay SSC-Khaatumo ayaa lagu sheegay in SSC ay soo dhawaynayso bayaanka Qaramada Midoobay ee xaalada Laascanood."Qoraalka maanta ee Golaha Ammaanku waa talaabo muhiim ah oo ku aadan sugida nabada…
Guddoomiyaha gobolka Gedo oo sheegtay inuu yahay madaxweynaha xurta ah ee Jubbaland
Khamiis, Juun 8, 2023 (AX) - Guddoomiyaha gobolka Gedo Axmed Buule Garaad ayaa si adag uga horyimid maamulka cusub ee uu gobolkaas uu u magacaabay dhawaan madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe.Guddoomiye Buule oo wareysi…
Hogaamiyaha Soomaaliya oo soo dhoweeyay go’aamadii golaha ammaanku kasoo saareen colaadda…
Khamiis, Juun 8, 2023 (AX) - Hogaamiyaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aammadii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ka soo saareen xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood.Hogaamiye Xasan Sheikh ayaa…
Golaha Ammaanka oo ku baaqay in ciidamada Gobaladda Waqooyi si degdeg ah looga saaro gobolka Sool
Arbaco, Juun 7, 2023 (AX) - Golaha Amaanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay colaadda ka socota magaalada Laascaanood, taas oo sababtay dhimashada dad badan oo rayid ah iyo barakaca in ka badan 150,000 oo qof.Bayaan ay soo saareen Golaha…
Shirka Wasiiradda Maaliyadda DFS iyo dowladda goboleedyada oo War murtiyeed laga soo saaray
Arbaco, Juun 7, 2023 (AX) - Waxaa Maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir labadii maalin ee lasoo dhaafay Muqdisho uga socday Wasiirada Maaliyadda dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda…