Muxuu Rooble kala hadlay xoghayaha arrimaha dibedda…
London (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada London ee Caasimada Britain ayaa maanta kulan xasaasi ah la qaatay Xoghayaha arimaha dibadda ee dalkaas, Dominic Raab.
Kulanka ayaa waxaa looga wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal, arrimaha amniga iyo xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha.
Rooble ayaa sidoo kale kala hadlay xoghayaha Britain la dagaalanka argagixisada iyo…