CAJIIB: Saxeexyada Varane Iyo Sancho Oo Durba Saameeyay Paul Pogba &
Khadka dhexe ee kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aankiisii hore ee kooxdaasi bedeli karo kaddib saxeexyada cusub ee suuqa xagaagan ilaa haatan lagu soo kordhiyay Old Trafford.Manchester United ayaa dhaq-dhaqaaq cajiib ah ka samaynaysa ilaa haatan suuqa waxaana ay xaqiijiyeen saxeexyada Raphael Varane oo ay Real Madrid kala wareegeen iyo Jadon Sancho oo Borussia Dortmund kaga biiray.Labadaas xiddig ayaa tababare Ole Gunnar Solskjaer toos usoo galaya shaxdiisa koowaad iyaga oo booska…