Barcelona Oo Burburinaysa Heshiiska Xiddig Ka Tirsan Kooxdeeda Oo
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa isku diyaarinaysa in ay kansasho heshiiska mid ka mid ah ciyaartoydeeda kooxda koowaad haddii uu iska diido inuu tago maalmaha kooban ee ka hadhsan waqtiga uu xidhmayo suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan.Blaugrana oo dhibaato dhaqaale oo xun ku dhex jirta ayaa u baahan inay meesha ka saarto qaar ka mid ah ciyaaryahannadeeda si ay u dhinto mushaharka ay bixiso oo xad-dhaaf ah, laakiin waxay dhibaatadu ka haysataa xiddigaheeda oo dhawr jeer oo hore mushahar dhimis sameeyey, isla markaana…