Wararkii ugu dambeeyey ciidamada Soomaalida oo
Addis Ababa (Axadle) – Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah galay dagaalka u dhaxeeyo Soomaalida iyo Canfarta oo ka socdo deegaano ku yaal Galbeedka Gobolka City.
Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo dagaalka ayaa sheegayo in kuwa Soomaalida ay guul weyn ka gaareyn dagaalka isla markaasna ay isku fidiyeen deegaano hor leh.
Deegaanada ay ciidamada Soomaalida isku fidiyeen ayaa kala ah Roto, Tarayna, ilaa Birta-dheer, kuwaas oo waxyar u jira…