Waxaa Wiilkeena Lagui dhexdilaay saldhiga Howl-wadaag

Muqdisho (Axadle) – Ehellada marxuum Cabdishakuur Muxiyadiin Iimaan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in wiilkooda lagu dhex dilay saldhiga Howl-wadaag ee Caasimadda Muqdisho, kadibna laga qaatay hantidiisi gaarka aheyd. Ehellada marxuumka ayaa sheegay in markii hore uu Taliyaha saldhiga Howl-wadaag uu xabsiga dhigay Cabdishakuur Iimaan, markii dambena uu ku dhex dilay, ayada oo macal kabihiisi lala aasay, sida ay sheegen. “Wiil shaqeysanaya oo Bajaaj wata inta lasoo qabto oo meel amni ah la keeno oo ku dhinto,…

Iska Illow Van Dijk, Ruben Dias, Maguire & Thiago Silva – Raphael

Difaaca reer France ee Raphael Varane ayaa noqonaya ciyaartoyga booskiisa ah ee ugu mushaharka badan horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League haddii uu ka gudbo tijaabada caafimaadka oo uu u marayo Manchester United oo xalay si rasmi ah ugu dhawaaqday heshiiskiisa.Manchester United ayaa Varane ka dhigtay saxeexii saddexaad ee xagaagan, waxaana ka horreeyey goolhaye Tom Heaton oo si bilaash ah ay kaga soo qaateen Aston Villa iyo Jadon Sancho oo £73 milyan oo Gini ay kaga soo iibsadeen Borussia Dortmund toddobaadkii…

Best Supplements for Men, According to Experts

When it comes to men's health, eating well and maintaining a regular exercise schedule are great ways to pursue a healthy lifestyle at any age. But sometimes it's okay if we need an extra boost in the form of vitamins or supplements. Finding supplements for men has a lot to do with keeping testosterone levels up. According to Anthony Capasso, MD, "maintaining healthy levels of testosterone is critical to men's health through all stages of life." Testosterone is important for many reasons, including heart health, memory and…

Lionel Messi Oo Lacag Ku Qaatay Muuqaalkii Uu Kula Hadlayay Qoyskiisa

Mid ka mid ah muuqaladii qiirada lahaa ee laga duubay Copa America xagaagan waxay aheyd markii uu Lionel Messi xaaskiisa iyo caruurtiisa ka wacay WhatsApp ka dib markii uu koobka ku qaaday garoonka Maracana ee dalka Brazil.Kabtanka Argentina ayaa muuqaalkii laga duubay isagoo muuqaal toos ah kula hadlaya qoyskiisa soo dhigay baraha bulshada, wuxuuna soo raaciyay qoraal qiiro geliyay dad badan.“Alla maxay maalin gaar ah ii tahay” ayuu Messi raaciyay muqaalkii uu soo dhigay baraha bulshada.“Waxaan wicitaankaan sameeyay ka dib…

Bah N’Daw and Moctar Ouane’s lawyer are complaining

Talks between the African Union, the United Nations or the European Union have not changed. Former Malian President Bah N'Daw and his last prime minister, Moctar Ouane, are under house arrest in Bamako. They are no longer free from their movements since Colonel Assimi Goïta, who is currently leading the transition, fired them on May 24, 2021. The lawyer they hired two weeks ago complained that they…

Rooble oo kulan deg deg ah la qaatay guddigii ka hor-yimid l…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan deg deg ah la qaatay Guddiga uu dhawaan u magacaabay u ololeynta iyo xaqiinta qoondada haweenka ee 30% oo ka horyimid liiska xubnaha musharaxiinta Golaha Aqalka Sarre ee uu shalay shaaciyey Axmed Madoobe. Kulanka oo u qabsoomay habka fogaan aragga ayaa waxaa looga hadlay saluugii guddoomiyaha guddigaas ay ka muujisay tirada haweenka ah ee ku…

Vlahovic and Simy appear as targets

Serie A strikers Dusan Vlahovic and Simy have both emerged as transfer targets for Tottenham this summer, as they are looking for a backup (not a replacement) for Harry Kane.Fabio Paratici's arrival in north London has already seen that Spurs want to use their knowledge of the Italian market, with Pierluigi Gollini's arrival already confirmed and offers for Takehiro Tomiyasu and Cristian Romero seem to be on the way.Crotones Simy is also on Spurs wish list / Gabriele Maltinti / Getty ImagesAlthough there has been no shortage…

Ouattara / Gbagbo meeting in Ivory Coast: mot

An embrace for the photographers, a few steps hand in hand and a press conference with all the smiles: the reunion between Laurent Gbagbo and Alassane Ouattara, more than ten years after their last meeting and the crisis after the election that bloodied the Ivory Coast was mild to say the least. The two men took up the challenge of symbolism. .

Secret Effects of Drinking Green Tea, Says Science

Tea, in all of its varieties, is well-known as being one of the healthiest beverages you can have. In fact, besides water, it's the second most widely-consumed beverage throughout the world and is well-touted for its numerous benefits. Green tea, in particular, is well known for having a few incredibly health benefits—but have you heard of these secret effects of drinking green tea before? While green tea is regularly used as a caffeine-filled way to wake up or as a social drink in many cultures, there are a few other health…

XOG: Tobbanka Kooxood Ee Lacagta Ugu Badan Ka Sameeyay Iibka Tobbankii

Dabcan inta uu suuqa kala iibsigu socdo waxa aad maqli doontaa jamaahiirta qaar oo aad ugu faanaya nooca ganacsi ee ay kooxdoodu ka qabsatay suuqa kala iibsiga iyo inay iyagu suuqan ku guuleysteen.Marka laga yimaado in lagu kala wanaagsan yahay qiimaha ciyaartoyda lagula soo saxeexdo, sidoo kale kooxaha ayaa ku kala xariifsan qiimaha ay ku helaan iibka ciyaartoydooda.Haddaba, shabakadda Transfermarkt oo ah mida xog ogaalka u ah arrimaha suuqa ayaa haatan soo saartay tobbanka kooxood ee tobbankii sano ee ugu dambeeyay lacagta…