US navy conducts first airstrike in opposition to Al-Shabaab beneath Biden

MOGADISHU, Somalia - The US military carried out the first drone strike against Al-Shabaab militants in Somalia, which now becomes the first-ever airstrike in the Horn of Africa country under the administration of President Joe Biden, who took up his post in January 2021. Defense ministry said Tuesday's airstrike was carried out against militants after they ambushed the Somali National Army commandos, Danab's special forces in Galkayo, a troubled town in Galmadug state in central Somalia. Pentagon spokeswoman Cindi…

Puntland oo hanjabaad u dirtay ganacsatada Gaalkacyo + sabab…

Gaalkacyo (Axadle) – Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) oo wareysi siiyey laanta afka Soomaaliga ah ee VOA ayaa ka hadlay dagaalka adag ee ay kula jiiraan dagaalyahanada Al-Shabaab iyo Daacish. Sanyare ayaa shaaca ka qaaday inay xidida u siibeen shabakadihii Al-Shabaab ee ku sugnaa Mudug, isla-markaana ay weli wadaan howl-gallo amniga lagu xaqiijinayo. Sidoo kale wuxuu hanjabaad u diray ganacsatada…

Kooxaha Premier League Ee Sida Lama Filaanka Ah Hoggaanka Ugu Qabtay

Arsenal ayaa si lama filaan ah u noqotay kooxda hoggaaminaysa tartanka loogu jiro kabtanka kooxda Liverpool ee Jordan Henderson oo usbuucan horraantiisii uu mustaqbalkiisu sugnaan la’aan iyo shaki ku yimid.Henderson oo 31 jir ah ayaa Liverpool kaga soo biiray Sunderland sannadkii 2011kii, waxaana uu ka mid noqday xiddigaha ugu muhiimsan kooxda, iyadoo uu bandhiggiisii ugu muhiimsanaana sameeyey intii uu Jurgen Klopp kooxda joogay.Laacibkan ayaa kabtanimada Liverpool loo dhiibay markii uu Steven Gerrard soo gabogabeeyey…

Natiijada Kulankii Odayaasha El Clasico, Wacdarihii Ronaldinho,

Magaalada Tel Aviv ee waddanka Israel, waxa xalay fiidkii ku wada ciyaaray halyeeyadii kooxaha Real Madrid iyo Barcelona, waxaana libinta qaatay Los Blancos oo gool uu qaybtii dambe u dhaliyey Ruben de la Red uu u go’aamiyey guusha.Xiddigihii hawlgabka noqday ee labadan kooxood ee labada kooxood u ciyaaray ayaa waxa ka mid ahaa Ronaldinho, Rivaldo, Luis Figo iyo Roberto Carlos ayaa waxa garoonka Bloomfield Stadium ku daawaday 25,000 qof oo uu Ronaldinho ku madadaaliyey garoonka gudihiisa.Ciyaartan oo kusoo dhamaatay 3-2 ay…

Khabiir Paul Merson Oo Magacaabay Afarta Kooxood Ee Horyaalka Premier

Khabiirka ciyaaraha aee Paul Merson ayaa magacaabay afarta kooxood ee horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan ku dagaallami doona, kuwaas oo ay midkood calfan doonto.Manchester City oo saddex jeer ku guuleysatay horyaalka afar sannadood gudahood ayaa raadinaya in wacdarihii xilli ciyaareedkii hore oo kale ay dhigto, kaas oo ahaa in aan laga badinin 27 ka mid ah 38kii ciyaarood ee xilli ciyaareedka, isla markaana ku dhamaysatay iyadoo 12 ka horreysa kooxa kusoo xigtay ee Manchester United.Sidoo kale, Red Devils oo…

DAAWO Goos-gooska Wacdarihii Uu 41 Jirka Ronaldinho Xalay Ka Dhigay

Ronaldinho ayaa dib ugu laabtay waqtigiisii hore isagoo qaab ciyaareed cajiib ah oo loo riyaaqay ku soo bandhigay kulankii u dhaxeeyay halyeeyada Barcelona iyo Real Madrid ee shalay oo Talaado ah ka dhacay magaalada Tel Aviv.41 jirkaan ayaa ka mid ah labo halyeey oo reer Brazil oo Barcelona u xirnaa maalinta No.10 isaga iyo Rivaldo, waxayna wacdarro ka dhigeen kulankii ka dhacay garoonka Bloomfield Stadium ee loo magacdaray “El Clasico-dii Nabada”.Xiddigo waa weyn sida Luis Figo, Roberto Carlos iyo Deco ayaa ka qeyb qaatay…

Jahwareerkii Arsenal Ee Xagaagan Oo Laba Jibaarmay & Mikel Arteta Oo

Qorshihii isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee Arsenal ayaa fashilmay ka dib markii uu Korona Fayras ka dilaacay xeradooda tababarka taasoo keentay inay kansalaan booqashadii ay ku tagi lahaayeen Mareykanka.Kooxda ayaa u duuli laheyd gobolka Florida ee dalka Mareykanka todobaadkan laakiin tiro yar oo ciyaartoy ah iyo shaqaalaha kooxda ayaa waxaa ku dhacay Korona Fayras.Baaritaano lagu sameeyay kooxda maalintii Isniinta ayaa waxaa lagu ogaaday in qaar ka mid ah ciyaartoyda iyo shaqaalaha kooxda inay qabaan cudurka,…

Jacky Ndala was sentenced to 2 years in prison for his

In the Democratic Republic of the Congo, Jacky Ndala, leader of the youth union of Moïse Katumbi's party, was sentenced late Tuesday night to two years in prison for making radical comments ahead of the proposed "consolation" law. A text that, if adopted and issued, would exclude from the presidential race, to be held in 2023, candidates whose two parents are not Congolese. For pro-Katumbi, this…

Eid al-Kebir’s collective prayers were interrupted

In Mauritania we celebrate this Wednesday Eid el-Kebir. But there will be no public gatherings this year in Nouakchott and in the inner cities due to the worsening of the Covid-19 pandemic. The Mauritanian government has ordered that collective prayers be interrupted in mosques. The decision was made after a meeting with the religious guides, who agreed and demanded prayer at home in view of the health…

the hardening of the doctors’ strike does

In the Democratic Republic of Congo, social discontent in the medical sector is increasing. Doctors who are members of the three main unions in the public sector have decided to radicalize the strike. They are not happy with the government's response to their demands. They demand a regulation of the administrative situation for about 5,000 of their colleagues, in addition to an increase in the salaries…