Jurgen Klopp Oo Shaaciyey Waqtiga Uu Ibrahima Konate Ciyaarayo

Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa shaaciyey waqtiga uu kulankiisa ugu horreeya ciyaari doono difaacii cusbaa ee ay xagaagan soo iibsadeen ee Ibrahima Konrate.Laacibkan ayay Liverpool kala soo wareegtay RB Leipzig bishii May iyadoo kasoo bixisay lacag dhan £36 milyan oo Gini, waxaanu tababarka kooxda ee Austria kula soo biiray Isniintii.Difaacan reer France ee Muslimka ah ayuu Jurgen Klopp sheegay in uu kulankiisa ugu horreeya noqon doono ciyaarta saaxiibtinimo ee Salaasada oo laba kulan oo min 30 daqiiqadood ah ay la…

Midowga Musharaxiinta oo soo saaray 5-qodob oo muujinaya in

Muqdisho (Axadle)-Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa kulan ay ku yeesheen Caasimadda Muqdisho oo ay ku qiimeeyeen xaaladda guud dalka, gaar ahaan habsami u socodka doorashooyinkii loo ballansanaa, ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay walaac uga muujiyeen shan qodob oo ay sheegeen in hadii aan wax laga bedelin aysan muuqan ififaalo ay dalka uga dhici karto doorasho xor iyo xalaal ah. “Goluhu wuxuu walaac xooggan ka muujinayaa in doorasho xor iyo…

TPLF oo jihooyin cusub ka furtay dagaalka, weerarna ku qaada…

Mekelle (Axadle) – Jabhadda ka dagaalanta dalka Itoobiya ee Tigreega ayaa hawlgallo ka dhan ah ciidamada dawladda taabacsan ka fulisay gobolka ay jaarka yihiin ee Canfarta, sida uu sheegay Afhayeenka TPLF. Afhayeenka aya sheegay inay fureen waji cusub oo ku saabsan dagaalka ay kula jiraan ciidamada dowladda federaalka Itoobiya, isla markaana ay ballaariyeen colaadda gobolkooda ka taagneyd mudadii 8-da bilood aheyd. Afhayeenka TPLF Getachew Reda oo…

RASMI: Xiddig Ka Tirsanaa Chelsea Oo Heshiis Rasmi Ah Ugu Wareegay

Xiddiga ka tirsanaa Chelsea ayaa u wareegay koox kale oo reer London ah oo ay ku wada xafiiltamayaan horyaalka Premier League, taas oo uu qalinka ugu duugay heshiis shan sannadood ah.Crystal Palace ayaa shaacisay inay heshiis rasmi ah kula soo wareegtay difaaca Chelsea ee Marc Guehi oo saxeexay qandaraas shan sannadood ah, laakiin lama sheegin caddadka lacagta ay Chelsea ku iibisay laacibkeedan oo kasoo laabtay amaah uu xilli ciyaareedkii hore ugu maqnaa Swansea City.Tababaraha cusub ee Crystal Palace ee Patrick Vieira oo ah…

One Main Facet Impact of Consuming Boiled Eggs, Consultants Say

A hard-boiled egg can be a good source of protein that takes the edge off hunger, but the new "boiled egg diet" takes things a little too far. That's what two dietitians believe, as a restrictive new weight-loss trend is said to be gaining momentum on social media. What exactly is the boiled egg diet? Here's important insight you should know. Keep reading to learn a major side effect of going on the boiled egg diet, and sign up for the Eat This, Not That! newsletter for the nutrition news you need. Also, don't miss This…

Serie A’s green kit ban and why Sassuolo will not be affected

Earlier this week, Serie A attracted ire from secondary color fans everywhere when they announced that green kits would be banned. Believed to be a direct request from their broadcasters, who were worried that the players would not be visible against the grass background, the decision was widely ridiculed on social media. Sassuolo was an entertainer in Serie A last season / Alessandro Sabattini / Getty ImagesOf course, everyone's first thought is of Sassuolo. As their nickname suggests, Neroverdi plays in black and,…

Pegasus, Israeli software used

Human rights activists, journalists and opponents around the world have been spied on by software developed by an Israeli company, according to a study published in several media outlets on Sunday. NSO Group spyware Pegasus, if inserted into a smartphone, can retrieve messages, photos, contacts and even listen to calls from the…

United gave Saul Niguez a boost

Manchester United have moved ahead of Liverpool in line to sign Saul Niguez should his move to Barcelona break down. Saul is a club man who comes through the Atletico youth squad and makes 337 appearances for Los Rojiblancos so far. But towards the end of last season, he fell into picking orders under Diego Simeone and both parties are now open for his departure. While Athletes and Barça have been involved in the negotiations with Saúl Ñíguez and Antoine Griezmann, their manager, the Englishman Jonathan Barnett, is ahead of…

Lionel Messi Oo Jabiyey Rikoodhkii Cristiano Ronaldo Ee Sawirkii Loogu

Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi ayaa rikoodh cusub ka dhigay baraha bulshada, gaar ahaan Instagram, kaddib markii uu xulka dalkiisa kula guuleystay Copa America, taas oo soo afjartay abaartii koobab la’aanta ee ka haysatay tartamada caalamiga ah.Sawir uu ugu dabbaal-degayo guusha iyo koobkii uu la qaaday dalkiisa ayaa waxa uu soo dhigay bartiisa bulshada ee Instagram, waxaana sawirkaasi uu noqday midkii ugu badnaa ee loogu jeclaa baraha bulshada ee ciyaartoy uu soo geliyo.Kabtanka Barcelona ayay wax weyn u ahayd…

Chelsea broadcasts news: Guehi joins Crystal Palace

Crystal Palace have completed the signing of midfielder Marc Guehi from Chelsea on a five-year contract.The 21-year-old has spent the last season and a half on loan at championship side Swansea and has helped them reach the play-offs twice, but on both occasions Brentford were flawed.Ready to create new memories?? ️ https://t.co/ODW69SKU0m pic.twitter.com/ZrH059ozBo- Crystal Palace FC (@CPFC) July 18, 2021"I'm very excited. It's a great opportunity for me to come to such a great club in the Premier League. I'm very happy to…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More