Miyuu Paul Pogba Ka Tegayaa Manchester United? Solskjaer Oo Shaaciyey

Paul Pogba oo qandaraaskiisa Manchester United uu dhamaanayo sannad kaddib, waxay wakiilladiisu wada-hadallo kula jiraan Manchester United, sida uu sheegay tababare Ole Gunnar Solskjaer.Xiddiga reer France ayaa xor ka noqon doona United bisha June ee sannadka dambe haddii aanu inta ka horreysa saxeexin qandaraas cusub amaba aanay kooxdiisu iibin, waxaanay wararka suuqa ku jiraa la xidhiidhinayaan kooxo kale.Kaddib markii ay soo dhamaatay ciyaartii saxiibtinimo ee guul-darradu kasoo gaadhay ee Manchester United ay maanta la…

Winger still has something to offer Los Blancos

Gareth Bale arrived at Real Madrid in the summer of 2013 as a breathtaking talent, a world record signing and a true Galactico. In the years following his gigantic transfer to Santiago Bernebeu, the Welshman would rise to the top along with Cristiano Ronaldo and Karim Benzema and form a terrifying electric attack that ran to four Champions League crowns in five years.His pace, creativity and goals created a love affair between Bale and the true believers.This is the best goal ever in a final. Period. Crazy from Gareth Bale.…

Arsenal, Spurs and Everton are chasing Joaquin Correa

Arsenal, Tottenham and Everton have all been on alert over the possibility of signing SS Lazio star Joaquin Correa, following rumors of a potential move to Paris Saint-Germain for the Argentine chill. The 26-year-old is determined to leave the Italian capital this summer and had apparently made a lucrative transfer to PSG, just to keep the talks going. However, he is still destined to follow new pastures, and this has taken him to the radar in several Premier League outfits. According to Corriere dello Sport, Arsenal, Spurs…

Inter Milan Oo Magacowday Qiimaha Ay Ku Iibinayso Xiddigeeda Romelu

Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa u sheegtay dhiggeeda Chelsea qiimaha ay ku iibinayso weeraryahanka reer Belgium ee Romelu Lukaku, kaas oo tababare Thomas Tuchel uu doonayo inuu lasoo saxeexdo kaddib markii ay Borussia Dortmund u diiday Erling Haaland.Thomas Tuchel ayaa suuqa ka raadinaya weeraryahan dhaliye dabiici ah oo goolal badan u dhalin kara si aanay u gelin mushkiladdii xilli ciyaareedkii hore oo kale oo ay iska waayeen cid goolal u keenta, isla markaana uu Tammy Abraham oo 12 gool dhaliyey ahaa laacibka…

Daawo: Qisada cajiibka ah ee Maxamed Cali Cabdiraxman – Wiil…

Muqdisho (Axadle) – Maxamed Cali Cabdiraxmaan waa ardaygii sanadkaan kaalinta labaad ka galay imtixaankii dugsiyada sare ee dowladda, waa 18-sano jir ay hooyadiis ku soo korisay agoonimo, waxna ku soo bartay duruufo adag, wareysi lala yeeshay waxa uu uga warbixiyey marxaladihiisii waxbarasho. Sidoo kale Maxamed waxa uu ahaa ardaygii ugu dhibcaha sareeyey sanadkaan ardaydii wax ku baratay gobolka Banaadir, waxuuna ka sheekeeyey sidii uu u maareyn…

dubious opposition after the appointment of

It is the Congolese-Brazzaville diplomat, Basile Ikouébé, who finally two days ago inherited the post of High Representative of the African Union (AU) for the transition to Chad. It is expected this Sunday, July 25, in Ndjamena. With a moment's notice, the Congolese Basile Ikouébé succeeds Senegalese Ibrahima Fall, challenged…

The boy stops the game for autograph

It seems like almost everyone wants Erling Haaland's autograph today.A few months ago, the Norwegian striker was stopped in the tunnel by an assistant referee after Borussia Dortmund's Champions League quarter-final with Manchester City at the Etihad Stadium. The signature was then put up for auction with the proceeds of a Romanian charity that helps young adults with autism.And on Saturday, a fan could not even wait for the end of the match. Der BVB's match before the left season against Athletic Club was interrupted at…

why he would leave Man Utd

Paul Pogba would be the player to succeed back at Manchester United after his return from Juventus in 2016 for a then world record transfer fee of close to 90 million pounds.At that time it had only been three years since United were last crowned Premier League champions and the appointment of league trophy winner Jose Mourinho as manager would consider starting a new era of success - in addition to Pogba, the club also took in Zlatan Ibrahimovic and Henrikh Mkhitaryan that summer .But Pogba has not won anything since an EFL…

Thomas Tuchel Oo Sharraxay Sababta Uu Thiago Silva Uga Maqnaanayo

Tababaraha Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa sheegay, in aanay filaynin in difaaca reer Brazil ee Thiago Silva uu u ciyaaro kulamada ugu soo horreeya xilli ciyaareedka dhowaanta bilaabmaya, kaddib markii uu laacibkani kasoo laabanayo fasax uu ugu maqnaa waddankiisa.Thiago Silva ayaa ka qayb-galay ciyaaraha qaramada Latin America ee Copa America oo uu saftay illaa ciyaartii ugu dambaysay ee finalka oo Argentina ay hal gool oo madi ahaa kaga qaadday Koobka, waxaana markii uu soo dhamaaday tartankaasi uu galay fasax uu la qaadanayo…

good start for African boxers, a

The day after the inauguration of the Tokyo Olympics, the African athletes experienced various fortunes involved on Saturday. In boxing, they took convincing first steps. And the Tunisian Mohamed Khalil Jendoubi has picked up a silver medal in taekwondo. In other sports and disciplines it was more complicated. BOXINGCameroonian Albert Mengue Ayissi climbed to the…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More