Farmaajo, Rooble, Axmed Madoobe iyo XASAN oo ka falceliyey q…

Kismaayo (Axadle) – Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul wasaare Rooble, Madaxweynaha Jubbaland, Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh ayaa war ka soo saaray qaraxii galabta Kismaayo lagula beegsaday dhalinyaro cayaartooy ahaa, kuwaas oo dhamasho iyo dhaawacyo culus ay soo gaareen. Ugu horeyn madaxweyne Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda ciyaaraha…

Farmaajo, Rooble, Axmed Madoobe, Xasan Sheekh iyo Qoor Qoor …

Kismaayo ( Axadle) – Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul wasaare Rooble, Madaxweynaha Jubbaland, Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh ayaa war ka soo saaray qaraxii galabta Kismaayo lagula beegsaday dhalinyaro cayaartooy ahaa, kuwaas oo dhamasho iyo dhaawacyo culus ay soo gaareen. Ugu horeyn madaxweyne Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda…

Gallagher joins the Palace on loan

Crystal Palace have confirmed the arrival of young midfielder Conor Gallagher on a season-long loan from Chelsea.The 21-year-old enjoyed a real spell with West Bromwich Albion last season and had been tipped to take a place in Thomas Tuchel's squad for the upcoming campaign.??.? https://t.co/9PALKH53F3 #CPFC | https://t.co/utMcYSDkhb pic.twitter.com/sOLYLmJZhf- Crystal Palace FC (@CPFC) July 30, 2021Gallagher was part of Chelsea's squad during the pre - season and is believed to have impressed Tuchel, although the mutual…

UEFA Oo Go’aamisay Tirada Taageereyaasha Kulanka Chelsea vs Villarreal

Kaliya 13,000 qof ayaa loo ogolaan doonaa ciyaarta UEFA Super Cup ee Koobka ay ku kala qaadi doonaan Chelsea  iyo Villarreal, taas oo ka dhici doonta garoonka Windsor Park ee Belfast.Chelsea oo ku guuleysatay Champions League iyo Sevilla oo hanatay Europa League ayaa waxay wada ciyaari doonaan Super-cupka Yurub ee sannadkan marka ay taariikhdu tahay August 11, xilli saacadda Afrika ku beegan tahay 10pm.Labadan kooxood ayaa filayay in ay heli doonaan taageereyaal badan oo garoonka yimaadda, hase yeeshee UEFA ayaa sheegtay in…

Things to know about exciting Jamaican winger

Bayer Leverkusen's Leon Bailey is no stranger to speculation about his future.The winger has been courted by a host of Premier League heavyweights at some point with Liverpool, Chelsea and Manchester City, all of whom previously credited an interest in securing his signature.Leon Bailey may be on his way to the Premier League! ?- 90min (@ 90min_Football) July 21, 2021Bailey once again attracts admiring glances from these beaches with Aston Villa desperate to secure their services, but - as was exclusively revealed by 90…

RASMI: Alexander-Arnold Oo Heshiis Cusub Oo Waqti Dheer Ah U Saxeexay

Xiddiga Liverpool ee Trent Alexander-Arnold ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo uu kooxdiisa u saxeexay oo socon doona illaa sannadka 2025-ka oo uu kula sii joogayo naadiga uu kulliyaddeeda kasoo baxay ee uu illaa yaraantii joogay.Trent Alexander-Arnold oo Liverpool u ciyaaray 179 kulan oo tan iyo markii uu kasoo baxay kulliyadda da’yarta sannadkii 2016, ayaa waxa uu Jurgen Klopp u damaanad qaaday in aanu marnaba ka walaacin mustaqbalkiisa, isagoo xaqiijiyey inuu ku faraxsan yahay kalsoonida kooxdu u hayso.Website-ka…

Muammar Gaddafi’s son suggests he can run for president

Saif al-Islam, the son of the assassinated dictator Muammar Gaddafi, wants to "restore the lost unity" in Libya after a decade of chaos and does not rule out holding the presidency. He spoke in a rare interview, which was given to the New York Times in a lavish two-story villa inside a gated association at Zintan in the western North African country. For years, the mystery had surrounded exactly where a man was wanted for war crimes by the International Criminal Court (ICC). The 49-year-old, who before 2011 had

Real, Barcelona & Juventus release statement

Real Madrid, Barcelona and Juventus have released a joint statement praising a court decision to end UEFA's disciplinary proceedings against them.The three teams have maintained that a Super League is best for football, even though the other founders - Arsenal, Chelsea, Liverpool, Manchester City, Manchester United, Tottenham, AC Milan, Inter, Juventus and Atletico Madrid - are all pulling behind huge fan reaction.Real President Florentino Perez Leads the Plans / Quality Sport Images / Getty ImagesUEFA has warned the three…

Muxuu Mikel Arteta Ka Yidhi Saxeexa Cusub Ee Ben White, Lambarkee Ayuu

Mikel Arteta ayaa amaanay saxeexa cusub ee Arsenal ee Ben White oo uu ku tilmaamay ‘difaacii dhexe ee qorshaha muddada dheer ee Arsenal’, kaddib markii uu laacibkan si rasmi ah usoo cago-dhigtay Emirates Stadium.Gunners ayaa maanta oo Jimce ah waxay si rasmi ah ugu dhawaaqday saxeexa White oo 23 jir ah oo ay £50 milyan oo Gini kaga soo iibsatay Brighton.Tababare Mikel Arteta oo ka hadlay madashii lagu soo bandhigay laacibkan ayaa uu yidhi: “Ben waxa uu noo ahaa bartilmaameedka ugu sarreeya, waanay wanaagsan tahay in aanu…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More