MURUGO: Geerida Ciyaartoy Uu Ku Dhacay Korona Fayras Oo Looga
Waddanka Talyaaniga waxa loo fadhiyaa baroor-qiiqda ciyaartoy uu ku dhacay Korona Fayras oo si lama filaan ah u geeriyooday isagoo ay da’diisu ahayd 19 jir.Marco Tampwo oo ku dhashay magaalada Rome ayaa geeriyooday maalmo kaddib markii uu ku dhacay Korona Fayras, laakiin waxa laga shakisan yahay in markii uu fayrasku ku dhacay uu kusoo booday wadne xanuun aan lagu ogeyn sidaasna uu ku geeriyooday.19 jirkan ayaa u ciyaari jiray kooxda heerka afraad ee Talyaaniga ee Terme Fiuggi oo bishii hore kala soo wareegtay naadiga US…
