Halkaan Ka Akhriso Liiska Dhameystiran Ee Xiddigaha Waa Weyn

Suuqa iibka ciyaartoyda Yurub ayaa soo xirmay iyadoo saxiixyo badan waa weyn la sameeyay maanta iyo caawa.Kooxaha Premier League ayaa si weyn uga dhex muuqday suuqa kala iibsiga Yurub si la mid ah Bayern Munich oo seddex saxiix sameysay maanta. Waxaan halkaan hoose idiin kugu soo koobnay liiska dhameystiran ee xiddigihii maanta lala wareegay.Heshiisyadii la dhamaystiray maanta uu xidhmay suuqa iibka ciyaartoyda:Arsenal ayaa dhamesytirtay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee aadka loo qiimeeyo Thomas Partey ka dib markii ay…

Guinea: an assist program for the poorest

Because the October 18 presidential election approaches, the Nationwide Financial and Social Inclusion Company (ANIES) has simply launched its money switch program. 150,000 households recognized as "extremely poor" obtain the equal of $ 25 every month to cowl day by day bills. .

Arsenal Oo Dhameystirtay Saxiixii La Sugayay Thomas Partey

Arsenal ayaa si rasmi ah u dhameystirtay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee aadka loo qiimeeyo Thomas Partey oo ay kala soo wareegeen kooxda Atletico Madrid ka dib markii ay bixiyeen lacagtii lagu burburinayay qandaraaskiisa kooxda reer Spain. Gunners ayaa maanta go’aansatay inay miiska saarto 50ka milyan euro ee lagu burburinayay qandaraaska uu xiddiga reer Ghana ku joogay Atletico Madrid. Arsenal ayaa lacagta 50ka milyan euro u gudbisay La Liga oo qaabilsan dhameystirka heshiiska ku yimaado burburinta qandaraaska,…

Man United Oo Dhameystirtay Saxiixii Weynaa Ee La Sugayay,

Manchester United ayaa si rasmi ah u shaacisay inay dhameystirtay saxiixa weeraryahanka waayo araga ah Edinson Cavani kaasoo heshiis sannad ah u saxiixay kooxda isagoo sannad kale ku kordhisan kara. 33 jirkaan ayaa si bilaash ah ugu wareegay kooxda Shayaadiinta Cas Cas ka dib markii uu xagaagan dhamaaday qandaraaskii uu ku joogay kooxda Paris Saint-Germain. Cavani ayaa tijaabada caafimaadka u maray maanta Manchester United ka hor inta uusan dhameystirin ku biiritaankiisa kooxda isagoo balanqaaday inuu goolal badan ku…

Tshisekedi travels to Goma to talk about security and development

Congolese President Félix Tshisekedi has been in Goma since Monday, October 5, when he was received by thousands of activists at the airport. It has been a long time since this visit was postponed, it was to take place in the framework of a sub-regional summit, which was finally to take place at a video conference. It is especially the UDPS, the Presidential Party, that toured the Goma districts to mobilize for this visit. But other parties were represented in the crowd, such as Bahati Lukwebo, who officially belongs to…

Man United Oo Si Rasmi Ah 40 Milyan Ugu Iibsatay Xiddig

Manchester United ayaa si rasmi ah 40 milyan euro ugu iibsatay saxiixa xiddiga garabka ka ciyaara ee kooxda Atalanta Amad Diallo laakiin waxaa ku xiran sharuud ah inay kaliya la wareegi karaan bisha Janaayo. Man United ayaa xiddigaan 18 jirka ka ciyaara garabka midig ku iibsatay 25 milyan euro oo kaash ah iyo 15 milyan euro oo ku xiran qaab ciyaareedkiisa. Warbixin ay Man United soo dhigtay bogeeda Twitter ayaa lagu yiri: “Waxaan heshiis kala gaarnay Atalanta saxiixa mustaqbalka Amad Diallo taasoo ku xiran tijaabada…

Xiddig Arsenal Ah Oo U Wareegay Atletico Madrid Xilli

Xiddiga khadka dhexe ee Arsenal Lucas Torriera ayaa heshiis amaah ah ugu wareegay kooxda Atletico Madrid iyadoo labada kooxood ay heshiiska qalinka ku duugeen saacadihii ugu danbeeyay.Xiddigaan ayaa maalmo ka hor tijaabada caafimaadka u maray Atletico, laakiin kooxda reer Spain ayaa sugeysay inay ciyaartoy iibiso ka hor inta aysan ku dhawaaqin saxiixiisa.Waxaana caawa lagala wareegayaa xiddiga khadka dhexe Thomas Partey kaasoo ku biiraya kooxda Arsenal ka dib markii ay bixisay lacagta lagu burburin karo…

“Noloshu Way Sii Soconaysaa”

Edinson Cavani ayaa farriintiisii ugu dambaysay ee macalaamaynta ahayd u diray jamaahiirta kooxdiisii hore ee Paris Saint-Germain, iyadoo uu isku diyaarinayo in laba saacadood gudahood si rasmi ah loogu soo bandhigo isaga oo xidhan maaliyadda ama shaadhka Manchester United. 33 jirkan reer Uruguay ayaa bishii June ka tegay PSG markii uu dhamaaday heshiiskiisu, waxaanu hadda waajahayaa loollanka cusub ee noloshiisa oo ah inuu ka ciyaaro horyaalka Premier League. Cavani oo in ka badan 200 gool u dhaliyey PSG muddo toddoba…

Manchester United Oo Si Rasmi Ah U Iibisay Daafac Weyn &

Manchester United ayaa daafaca dhexe ee Ingariiska Chris Smalling si rasmi ah uga iibisay kooxda AS Roma ka dib wadahadalo soo jiitamayay muddo seddex bilood ah. Daafaca dhexe ayaa xilli ciyaareedkii la soo dhaafay amaah ku joogay kooxda Talyaaniga isagoo si fiican u la qabsaday horyaalka Serie A ka dib markii uu ku fashilmay Old Trafford. Smalling ayaa diiday xagaagan inuu dib ugu soo noqdo Man United madaama uusan boos joogta ah ka heleynin sidaasi darteed Man United ayay qasab ku noqotay inay iskawada iibiso.…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More