The new Prime Minister of Somalia should avoid entertaining political agreement

EDITORIAL | Somalia finally has a new prime minister, exactly sixty days after Hassan Khaire was thrown out in a controversial no-confidence motion for his government. This week, Somali MPs approved the appointment of Mohamed Hussein Roble to take the hot seat. Things have been moving so fast since Mr. Roble was selected from the crowd. A rather unknown name, the 57-year-old Roble has traveled from a quiet regional office of the International Labor Organization in Nairobi in the face of Somalia's political storm…

Soomaaliya oo ka gudubtay dib u eegistii 1-aad ee Barnaamijka Kaalmada Gaar ah ee Hey’adda IMF.

Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa warbixin ka soo saaray dib u eegistii Koowaad ee kaalmada gaarka ah ee Barnaamijka ECF loo soo gaabiyo. Hawlwadeeno ka socda Sanduuqa Lacagta Adduunka ee IMF ayaa wadahadallo dhanka khadka internetka ah la yeeshay masuuliyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya intii u dhaxeysay 12-22 bisha September, 2020. Kulanka dhanka khadka internetka ah ayaa ujeedkiisu ahaa dib u eegista koowaad ee barnaamijka  dib u habeynta dhaqaalaha Soomaaliya oo …