Zidane Oo Ku Dhawaaqay Liiska 22 Ka Ciyaartoy Ee Kooxdiisa

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 22 ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka adag ee Real Betis waxaana kulankan seegay Eden Hazard oo xaalad kale oo murugo leh galaya.Liiska uu Zidane shaaciyay waxaa gabi ahaanba laga dhex waayay Eden Hazard kaas oo xili ciyaareedkiisii labaad ee Real Madrid xaalad kale oo xun ku bilaabanaya.Real Madrid ayaa kulankeeda labaad ee La Liga waxay barri marti u noqon doontaa kooxda Real Betis oo xili ciyaareedyadii ugu danbeeyay dhibaato wayn ku…

The most effective Premier League participant of the Nineties

Eric Cantona - what life has he lived, huh?Beginning a fan within the face, changing into an actor, posting bizarre movies on Instagram (don't search for them - belief me, it is higher you have no idea). And with all that nonsense, there was a reasonably sensational soccer participant.Masterful and charismatic, a champion in counter-football and one in every of the best gamers the Premier League has seen? Eric Cantona is launched to the #PLHallOfFame pic.twitter.com/skAujPOxFa- Premier League (@premierleague) 18 Might…

Maraykanka oo badalay nuuca gantaaladii uu ku fulijiray

Milatariga Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa in ay badaleen gantaaladda ay u adeegsan jireen duqaymaha ay ka wadaan wadamada Soomaaliya Afghanistan, Pakistan, Ciraaq, Suuriya iyo Yemen si loo yareeyo dhibaatada soo gaaraysa dadka Shacabka ah. Waqooyiga galbeed Suuriya labo weerar oo ka dhacay waxaa loo adeegsaday gantaal aad u xoogan sida ay sheegtay wasaaradda gaashaandhiga Maraykanka. Howlgalkaas, ciidamada Mareykanka waxa ay isticmaaleen gantaal “Ninja Hellfire”, kaas oo…

The hero from ‘Hotel Rwanda’ admits they have formed a militant group behind armed attacks

Paul Rusesabagina, the polarizing hero from the hit film "Hotel Rwanda", admitted in a court in Kigali on Friday that he had helped form an armed group, but denied any role in its crimes. Rusesabagina is famous for his portrayal of Don Cheadle in the 2004 film, in which a moderate hutu is shown saving hundreds of lives in a luxury hotel during the 1994 genocide, leaving about 800,000, mostly Tutsi, dead. However, a more complex picture has emerged since he appeared in Kigali under arrest under mysterious circumstances…

Mali swears in interim President Bah Ndaw to lead a transitional government

Mali's interim president, Bah Ndaw, elected to lead a transitional government after last month's coup, was sworn in during ceremonies in the capital Bamako on Friday, AFP reporters witnessed. A committee appointed by the military junta that seized power on August 18 and overthrew President Ibrahim Boubacar Keita elected Ndaw, a 70-year-old retired colonel, as interim president. The Ndaw must lead a transitional government for a maximum of 18 months before organizing national elections. In a speech, Ndaw said he…

Neymar Iyo Fabregas Oo Ka Hadlay Sida Xun Ee Ay Barcelona U

Dhaawacyada furan ee ka abuurmary heshiiskii uu Luis Suarez uga tagay Barcelona uguna wareegay kooxda Atletico Madrid ayaan weli dawoobin, mana u muuqato mid reysan doonta waqti dhow.Messi aaya fariin uu ku macsalaameynayo saaxiibkiisa Suarez wuxuu soo dhigay maanta oo Jimce ah bogiisa Instagram, iyadoo Suarez uu u safray Madrid si uu u dhameystiro ku biiritaankiisa Atletico.Si kastaba, Messi ayaa cambaareeyay madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu isagoo ku dhaleeceeyay sida uu u la dhaqmay saaxiibkiisa Suarez.Messi ay…

Luis Suarez Oo Ka Degay Madrid, Sida Ay Noqon Doonto

Weeraryahanka reer Uruguay ee Luis Suarez ayaa gellinkii hore ee maanta oo Jimce ah ka degay garoonka diyaaradaha Barajas Airport ee Magaalada Madrid, halkaas oo ay kasoo qaadeen baabuur ay u diyaarisay Atletico Madrid.Suarez ayaa Khamiistii shalay ku macasalaameeyey ciyaartoyda, maamulka iyo jamaahiirta Barcelona kaddib markii ay labada kooxood gaadheen heshiis habeenkii Arbacada, taas oo soo afjartay muddo lix sannadood ah oo uu gool-dhaliyahani ku joogay garoonka Camp Nou.Luis Suarez ayaa tijaabada caafimaadka u maraya…

Always Premier League combined XI

One side has had greater success during the Premier League era, but the other has boasted some of the finest players the division has ever seen.Ahead of Liverpool's visit to Arsenal on Saturday night, trawling through the last 28 years of top flight history to remember the two clubs' best players brought with it a topic of discussion: who would make a full-time combined XI of two sides from that era?Does any of the current crop make the cut? Given Red's dominance in the league right now, you will not be surprised to hear…

Philippe Coutinho Oo La Siiyay Maaliyad Lambar Cusub Ka Dib

Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in Philippe Coutinho uu xiran doono maaliyada No.14 xilli ciyaareedkan ka dib markii uu ka soo laabtay amaahdii uu ku joogay Bayern Munich.Maaliyada No.14 waxaa caan ka dhigay Johan Cruyff, kaasoo u  xiran jiray maaliyadaan kooxda Ajax iyo xulka Netherlands.Si kastaba, sharciga ayaa u diiday inuu Barcelona u xirto maaliyada No.14 ee uu jeclaa isagoo lagu qasbay inuu xirto maaliyada No.9Madaama weli uusan xirmin suuqa kala iibsiga oo xirmaya 5ta bisha October, weli si fiican looma kala…

Daaficii Sababta U Ahaa Guuldaradii Man United Ka Soo

Ole Gunnar Solskjaer ayaa si maldahan u sheegay inuu diyaar u yahay inuu isbedel ku sameeyo daafaca kooxdiisa kulanka Premier League ee ay Sabtida la ciyaarayaan kooxda Brighton.Tababaraha reer Norway ayaa daawaday bilowgii isbuucaan iyadoo kooxdiisa lagu jiidjiiday Old Trafford ka dib markii ay guuldarro 3-1 ka soo gaartay Crystal Palace.Inkastoo kooxda Roy Hodgson ay u qalmeen seddexda dhibcood, hadana Crystal Palace ayaa ka faa’ideyatay qaladaad difaacasho uu sameeyay daafaca dhexe Victor Lindelof.Daafaca reer Sweden ayaa…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More