West Brom vs Chelsea – Xiddigaha Cusub Ee Blues Ugu Soo
Chelsea ayaa kulankeedii saddexaad ee horyaalka Premier League waxay maanta iskaga hor imanayaan West Bromwich Albion oo kasoo dallacday heerka labaad, waxaanu tababare Frank Lampard u dagaallami doonaa inuu kusoo laabto jidka guusha kaddib guul-darradii xanuunka badnayd ee Liverpool ugu geysatay Stamford Bridge toddobaadkii hore.Blues ayaa tegaysa garoonka The Hawthorns, waxaana la filayaa in xiddigaha cusub ee ay lasoo saxeexdeen ay kasoo muuqdaan kaddib Kai Havertz iyo Timo Werner oo labadii ciyaarood ee hore kusoo…