MD Farmaajo oo QM la wadaagay Amniga, Siyaasadda, Covid-19 & Xaaladda Dalka.

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad uu ka jeediyay Meertada 75-aad ee Golaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka hadlay Xaaladda Soomaaliya sida Doorashada, Cudurka Covid-19, Ammaanka, Siyaasadda, Midnimada, Wadajirka iyo qodobo kale. Ugu horeyn waxa uu ka warbixiyay howlaha Amniga, Siyaasadda, kahortagga Covid-19 iyo caqabadaha dhaqaale ee uu sababay xannuunka Coronavirus sida uu khudbaddiisa ku dul istaagay Madaxweyne Farmaajo. Waxa uu sheegay in cudurka…

Guddoomiye Mursal & Madaxweyne Madoobe maxay kawada hadleen?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo la kulmay Madaxweynaha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kawada hadlay arrimo dhowr ah. Waxyaabaha miiska lasoo dhigay waxaa kamid ah: Doorashada Dalka, codsiinta Heshiiska Madaxda DFS & Dowlad Goboleedyada, garab istaagga Maamulada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka. Mas’uuliyiin katirsan labada dhinac ayaa sheegay in si gaar ah kulanka Axmed Madoobe iyo Maxamed Mursal uu qayb ka ahaa…

Madaxda DFS & DG oo wadajir u hortagay labada Gole ee BFS.

Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u xaqiijiyay in Madaxda DFS iyo Dowlad Goboleedyada si wadajir ah ay u hortagaan labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya fadhigooda berri oo lagu horgeynayo Heshiiska Doorashada dalka. Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynayaasha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor, Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiwaare,…

“Dhismaha Jowhar waxaa caqabad ku ah Al-Shabaab” Wasiir Caadle.

Wasiirka Arrimaha Gudaha & Dowladaha Hoose ee DG Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle oo wareysi gaar ah siiyay Axadle ayaa ka hadlay Arrimaha Doorashooyinka maamulkaas, Duruufaha Amni, Xaaladda go’doonka ee Degmooyinka Hir-Shabeelle, Dagaal beeleedyada iyo qodobo kale. Ammaanka Hir-Shabeelle ayuu dul istaagay ugu horeyn, waxaana uu qiray afar sano kahor markii la dhisayay Maamulkaas in uu hagaagsanaa, isla markaana isu socodka waddooyinka uu wanaagsanaa. Khasaaraha kasoo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More