Marcus Rashford Oo Kabo Khaas Ah Xidhan Doona Kulanka
Da’yarka kooxda Manchester United ayaa caawa kulanka uu xulkiisa qaranka England la yeelanayo dhigiisa Belgium xidhan doona kabo khaas ah oo uu ku xardhanaan doono qoraal lagu dhiirigelinayo kaddib caawin halyeeynimo oo uu dalkiisa ka sameeyay.Xiddiga Manchester ayaa Jimcihii la siiyay abaalmarinta MBE ee khaaska ah ee ay bixiso boqorada England iyadoo laga abaalmarinayo dedaalkiisii caruurta yar yar ee dalkaas ee uu ugu gar-gaaray in cuno bilaash ah la siiyo xilli dawladu ay ka jaraysay.Rashford ayaa xidhan doona kabo ay ku…