the police will take back “control of public space”

The situation is still explosive in several other regions of Nigeria, where local governors are taking steps in scattered order to try to stifle the popular rebel movement triggered by army intervention on Tuesday evening, October 20, against a peaceful gathering of young people in Lagos. The police inspector issued a statement from his spokesman on Saturday, October 24, in which he seriously raised his…

Lionel Messi Oo Inkaari Kaga Ku Habsatey Kulamada El Clasico Tan

Lionel Messi ayay inkaari kaga dhacday kulamada Clasico ee kooxdiisa Barcelona iyo Real Madrid, tan iyo intii uu horyaalka Spain ka tegay xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo. Messi oo ah dhaliyaha ugu weyn ee ay Barcelona haysato, iyo xiddiga ay guulaha ka sugaan ayaan wax gool ah ka dhalinin Real Madrid tan iyo intii uu Ronaldo ka tegay kooxda ka dhisan caasimadda Spain. Toddoba jeer oo ay iska hor yimaaddeen Real Madrid iyo Barcelona ayuu Messi garoonka ka baxay isaga oo aan shabaqa soo taabanin, waxaana ugu…

Ra’iisal Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed

Ra’iisal Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte  Qaalib ayaa goordhow oo maanta ah gaaray magaalada Hargeysa kaddib markii uu cafis ka helay madaxweynaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu sheegay in madaxtooyadu cafis u fidiyay Maxamed Cumar Carte si uu u yimaado magaalada Hargeysa oo uu ku xanuunsanayo Aabihii Cumar Carte Khaalib. Cumar Carte Khaalib oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa xilal kala duwan ka…

Wavel Ramkalawan elected president, a historic victory for the opposition

The Election Commission on Sunday, October 25, confirmed the election of Wavel Ramkalawan as President of the Seychelles. With 54.9% of the vote, the Anglican pastor of the Linyion Democratik Seselwa party defeated outgoing President Danny Faure in the first round. For the first time in more than 40 years, the Seychelles has a non-issuing head of state from the former single party.…

General Muqtaar Wasiirka arimaha gudaha oo lagu eedeeyay in

Wasiirka cusub ee arimaha gudaha Faderaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukumadda Soomaaliya Generaal Muqtaar Xuseen Axmed . Wasiirka cusub ee arimaha gudaha Faderaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukumadda Soomaaliya Generaal Muqtaar Xuseen Axmed ayaa lagu eedeeyay  uu xoog ku haysto guri  ku yaalla degmada Warta nabada ee Gobolka Banaadir isaga oo aan wax kira ah ka bixin mudadii uu halkaasi daganaa sida ay sheegeen qoys sheeganaya milkiyada guriga uu daganyahay. Qoyska reer Axmed  Daahir Xasan ayaa qoraal ay u direen…

The youngest goal scorers in El Clasico history

The story continues to be rewritten in one of the world's most historic football matches, which is played out between two of the game's biggest sides.El Clasico matches between Real Madrid and Barcelona are filled with memorable moments and fantastic goals, but you can also add prodigies to the list as well. Some legendary names wrote La Liga record books in this fixture, and the group has continued to grow.Here are the youngest scorers in El Clásico history.The first of many. | Denis Doyle / Getty ImagesAge: 19 years,…

Waatan Lacagta Aad La Yaabayso Ee Ay Man United Ku Diiday

Kooxda ree England ee Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay aad ugu dhawaatay saxeexa daafaca dhexe ee kooxda RB Leipzig ee Dayot Upamecano shan sano kahor balse ay ku diideen inay ku helaan lacag aad u jaban.Upamecano ayaa sanadkii 2017 lacag 9 Milyan oo Pound ah ugu wareegay dhinaca RB Leipzig waxaana uu tan iyo wakhtigaas kamid noqday daafacyada dhexe ee loogu doonista badan yahay qaarada Yurub.Arsenal, Liverpool, Manchester United iyo Real Madrid ayaa dhammaantood kamid ah kooxaha waaweyn ee lala xidhiidhiyay…

What Occurs To Your Physique When You Stroll Each Day

Having a routine to stroll day by day sounds nice, would not it? It is good to get outdoors and go for a stroll as you benefit from the morning (or night) breeze, take a look at the bushes as they modify from season-to-season, and breathe within the recent air. Plus, when you're fortunate, you'll be able to lose just a few kilos whereas doing it. However does going for a stroll day by day truly allow you to together with your weight reduction efforts? As a way to…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More