Safiirka PSG Ee Djorkaeff Oo Shaaciyey Qorshaha Uu Kooxda Ka
Qorshaha Kylian Mbappe uu kaga tegayo kooxda reer France ee PSG ayaa waxa faahfaahin buuxda ka bixiyey safiirka naadigaas ee Youri Djorkaeff.Laacibka reer France ayaa lala xidhiidhinayaa inuu ka tegi doono PSG marka uu furmo suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga soo socda, waxaana kursi gaaban ugu fadhida Real Madrid oo u aragta weeraryahankeeda mustaqalka, iyadoo uu Zinedine Zidane sugayo in isla marka uu fursad u helo uu ka dhigo saxeexiisa ugu horreeya.Mbappe oo isagana la rumaysan yahay inuu doonayo inuu ka hoos ciyaaro…