Cabdi Xaashi oo warqad uu kaga Cabanayo gollaha fulinta iyo
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Warqad uu kaga cabanayo madaxtooyadda Soomaaliya u diray Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Amb, James Swan iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Amb, Francisco Madera.
Qoraalka Cabdi Xaashi ayaa lagu sheegay in xilligaan wadanka uu ku jiro waqti kala guur ah oo la aadayo doorashooyinka Xildhibaannada labada Aqal si ay xor iyo xalaal ugu dhacaan, uuna…