Rio Ferdinand Iyo Paul Scholes Oo Isku Aragti Ka Noqday
Rio Ferdinand Iyo Paul Scholes ayaa isku raacay magaca xiddigii Manchester United ee nasiibku saaciday kulankii ay PSG ku garaacday Old Trafford.Manchester United oo garoonkeeda joogta ayaa waxay guul-darro 3-1 ah kala kulantay PSG oo marti u ahayd, waxaana laba ka mid ah goolashan ka dhaliyey Neymar Jr halka uu kan saddexaadna ugu daray Marquinhos.Bilowgii ciyaarta ayay PSG goolka hore la hor martay, waxaana kan labaad raaciyey Marquinhos iyadoo waqtigii dheeraadka ahaa ee ciyaarta lagu darayna uu goolka saddexaad kusoo…