“Waa Qasab Inaan Lionel Messi Ka Garab Ciyaaro Xilli
Weeraryahanka Paris Saint-Germain Neymar ayaa afka furtay ka dib guushii uu ku hogaamiyay kooxdiisa ee kulankii Manchester United isagoo sheegay inuu qorsheynaya inuu ka garab ciyaaro xiddiga Barcelona xilli ciyaareedka danbe.Neymar ayaa dhaliyay labo gool kulankii Old Trafford ee ay 3-1 ku badiyeen isagoo kooxdiisa qarka u saaray inay u soo gudbaan wareega 16ka Champions League.Xiddiga reer Brazil ayaa ku biiray PSG isagoo 199.5 milyan ginni uga soo wareegay kooxda Barcelona sannadkii 2017 taasoo ka dhigeysa inuu yahay…