Iska Illow Gundogan, Aguero, De Bruyne, Jesus & Sterling –
Goolhayaha Manchester City ee Ederson ayaa hadal lama filaan ahi kasoo yeedhay, waxaanu sheegay inuu jiro ciyaartoy ku wanaagsan rikoodheyaasha balse aan haddana qaadanin.Manchester City oo ka mid ah ciyaartoyda ugu wanaagsan horyaalka Premier League, ayaa ku urursan Gabriel Jesus, Raheem Sterling, Sergio Aguero, Ilkay Gundogan iyo Kevin de Bruyne, laakiin rikoodheyaasha oo uu inta badan qaato De Bruyne oo ahaa laacibka rikoodheyaasha inta ugu badan laagta ayaa xili ciyaareedkan khasaariyey rikoodhe.Ciyaartii bishii hore ay…