“Sharciyeenka Beesha Caalamka ee Doorashooyinka DG ayaa HG
Midowga Musharixiinta ayaa Warqad cabasho ah oo ay ogeysiin siiyeen Beesha Caalamka sida: IGAD, AU, EU OIC, LAS, NORWY, UK & US waxa uu gaarsiiyay Xafiiska Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.
Musharixiinta ayaa warqaddooda ku caddeeyay cabashada ay ka qabaan Dowladda Federaalka, Doorka Beesha Caalamka, nidaamka Doorasho, heshiisyada siyaasiga ah ee dhacay & qodobo kale oo Amniga soo tagaya.
Warqadda Musharixiinta ayaa lagu sheegay in aysan diidaneen in dalka ay…