Mikel Arteta: “Waan dhaawac nahay waa in aan Badinaa
Swordman Mikel Arteta ayaa sheegay inuu galiyo tamar badan isla markaana uu isku dayi doono inuu kor u qaado niyada kooxdiisa dagaalka ku jirta sidii ay dhamaan tartamada guul uga soo hoyn laheyd.
Mikel Arteta oo lahadlayay warbaahinta kahor kulanka caawa ee Chelsea, ayaa sheegay in garaacista Blues ay noqon doonto xalka ugu fiican ee mashaakilkooda.
Gunners, oo fadhisa kaalinta 15aad ee kala sareynta Premier League ka dib guuldaradii 4-1 ee ka soo gaartay Manchester City Talaadadii, ayaa rajeyneysa inay awoodaan inay…