Golaha Wasiirada XFS oo fadhi ka leh Caqabadaha hortaagan
Golaha Wasiirada XFS ayaa maanta fadhi gaar ah ka leh Xaaladda dalka gaar ahaan Habka looga gudbi karo caqabadaha hortaagan Doorashada Soomaaliya 20/21 sida Axadle ay u xaqiijiyeen ilo wareedyo.
Raysul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo Bishii September 2020 ballanqaaday in doorashada waqtigeeda ay ku dhacdo & October oo ay Xoojisay Xukuumadda fulinta jadwalka Doorashada 20/21 ayaa iska xog wareysanaya caqabadda hortaagan.
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa dhageynsaya…