Gabar Soomaali Ah Oo Ku Socoda Inay Garsoore Ka Noqoto
Gabadha Soomaaliyeed Jawahir Roble ayaa taariikh dhigtay labo sannadood ka hor iyadoo noqotay gabadhii ugu horeysay ee Muslim ah oo garsoore ka noqoto kulan kubada cagta ah dalka UK.Gabadhaan oo loo yaqaano JJ ayaa ah garsoore rasmi ah oo shahaado ka heysata xiriirka kubada cagta Ingariiska.Waxay haatan ku riyooneysa inay garsoore ka noqoto horyaalka Premier League iyo Champions League.Jawahir ayaa iyada qoyskeeda waxay u guureen UK markii ay 10 sanno jir aheyd.Waxay haatan heysaa wadadii ay ku noqon laheyd gabadhii ugu…