Dani Carvajal Oo Aabe Noqday Saacado Ka Hor Ciyaarta
Xiddiga Real Madrid ee Dani Carvajal ayaa aabbo noqday saacado ka hor ciyaarta muhiimka ah ee ay kooxdiisa Real Madrid kusoo dhoweynayso Borussia Monchengladbach.Difaacan midig oo kasoo laabtay dhaawac ayaa ka hor inta aanu isku diyaarinin garoonka waxa uu cusbitaalka kula qaatay gacalisadiisa Daphne Canizarez oo u dhashay wiil loo bixiyey Martin, kaas oo ay sawirkiisa soo dhigeen baraha bulshada.Carvajal iyo Daphne Canizarez ayaa sawir la galay canugga yar ee u dhashay, kaddibna la wadaagay asxaabtooda baraha bulshada ee…