Pep Guardiola Oo Magacaabay Xiddigii Ka Yaabiyey Intii Ay

Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa shaaciyey hal ciyaartoy oo ka yaabiyey intii ay socotay ciyaartii ay barbarraha 1-1 ah wada galeen Liverpool ee Axaddii shalay ka dhacday garoonka Etihad Stadium.Liverpool ayaa la hormartay rikoodhe uu waqti hor eu dhaliyey Mohamed Salah kaddib qalad uu Kyle Walker ku galay Sadio Mane oo xerada ganaaxa ku jiray, laakiin Sky Blues ayaa dib kasoo dagaallantay oo iska soo beddelay goolkaas, waxaana u saxeexay Gabriel Jesus oo difaaca Liverpool kaga guuleystay kubbad dhinaca uu ka…

Al-Shabaab oo sheegatay in ay weerartay Saldhigyo Ciidanka

Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerar ay u adeegsatay Hoobiyaal & qoryaha fud-fudud in ay ay ku qaaday saldhigyo Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin Deegaannada kala ah Hoosinogw, Taabto & Degmada Afmadow. Weerarkaan ayaa dhacay xalay saq dhexe sida Al-Shabaab sheegatayy, waxa uu socday muddo daqiiqado ah, mana soo bandhigin waxyeelo dhankooda gaartay & khasaare ay gaarsiiyeen Ciidamada Kenya. Warbaahinta Al-Shabaab ayaa daabacday in weerarka oo ka bilawday Hoobiyaal lagu…

Shil Gaari Ayuu Galay Samuel Eto, Cusbitaalka Ku Yaalla

Halyeyga reer Cameroon ee Samuel Eto’o ayaa la dhigay cusbitaal ku yaalla waddankiisa kaddib markii uu galay shil baabuur oo xun, sida ay warbaahinta Cameroon tabisay. Weeraryahankan hore ee Barcelona iyo Inter Milan ayaa kusii jeeday gurigiisa isagoo kasoo laabtay aroos, markii uu gaadhi bas ah oo waddada marayay uu jiidhay, subaxnimadii Axaddii shalay. 39 jirkan ayaa dhaawac kasoo gaadhay madaxa, waxaana isla markiiba loola cararay cusbitaal lagu daawaynayo. Wararka laga helayo xaaladdiisa caafimaad ayaa waxay…

of prisoners tell of the abuse they suffered

In Chad, a few days ago, we told about the discovery of the Chadian Convention for the Defense of Human Rights by a secret prison of the National Security Agency. CTDDH condemns a real death. The government talks about dungeons where prisoners are treated "very well". RFI found five former residents of this detention center, two of whom agreed to testify with their faces exposed.…

DFS oo sheegtay in ay dishay sarkaal Al-Shabaab u qaabilsan

DFS ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka ee DANAB lagu dilay sarkaal Al-Shabaab u qaabilsan qaybta Jabhadaha iyo lex kale oo la socotay. Si gaar ah howlgalkaan waxa uu uga dhacay Gobolka Jubada Dhexe gaar ahaan Deegaanka Carabow oo qiyaastii 50-KM u jira Degmada Bu’aale, waxaana inta badan Gobolkaan gacanta ku heysa Al-Shabaab. Xasan Sufyaan Qoorey waa magaca sarkaalka DFS ay sheegtay in ay ku dishay howlgalka ka dhacay Gobolka…

Baardheere oo lagu xiray dad lagu tuhmayo weerar lagu

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa ka dhacay howlgal ay sameeyeen Ciidamada ammaanka DFS ay geysay Degmadaas, kadib markii la dhaawacay Hanti dhowraha Magaaladaas Cabdirashiid Cabdulqaadir Warsame. Ninkaan ayaa la weeraray xili uu ku sugnaa Bartamaha Magaalada, dhaawac ayaa soo gaaray, waxaana la geeyay mid kamid ah Goobaha Caafimaadka ee ku yaalla Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo si loo daweeyo. Kooxda weerarka fulisay ayaa baxsatay kahor inta aysan goobta tagin…

Degmada Warsheekh oo Lagu weeraray Haween & Carruur! –

Tuulada Rayla-weyne Degmada Warsheekh Gobolka Shabeelaha Dhexe waxaa ka dhacay weerar ay geysatay maleeshiyo hubeysan, waxaana ku dhintay Haweeney Umul ah & labo carruur ah, halka ay dhaawacmeen labo ruux oo kale. Dhammaan dadkaan waa isku qoys sida Axadle uu u sheegay mid kamid ah ehelka Reerka lagu weeraray hoygooda, waxaana uu sheegay in ay baxsatay kooxdii falkaas geysatay, isla markaana aysan jirin cid ka socota maamulka oo u tagtay. “Dhacdo aad u foolxun ayaa ka…

Netanyahu oo hambalyeeyay ‘saaxiibka weyn ee Israel’ Biden guushii doorashada Mareykanka

Raiisal wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa axadii u hambalyeeyay madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ka dib doorashadiisii ​​isagoo sheegay inuu rajeynayo wada shaqeyn ay la yeeshaan maamulka cusub iyo sii xoojinta isbahaysiga labada dal.Hambalyo @JoeBiden iyo @KamalaHarris. Joe, waxaan leenahay xiriir shaqsiyadeed oo dheer & muddo ku dhow 40 sano, waana ku aqaanaa inaad tahay saaxiib weyn oo reer Israel ah. Waxaan rajeynayaa inaan labadiinaba la shaqeeyo si aan u sii xoojiyo waxyaabaha u gaarka ah

Laga Badiyaha- hadda wuxuu ku dambeyn karaa xabsi

Waa la eedeeyay, la baaray oo la dacweeyay, laakiin markaas wuu baxsaday. Hada ayaa laga yaabaa in xilligiisii ​​Donald Trump uu dhammaaday. Qaar badan oo khubaro xagga sharciga ah ayaa rumeysan in Trump uu xabsi ku dhici karo dhowr sano gudahood - hadda maadaama looga adkaaday doorashada. "Waxaan hubaa inuu argagaxay," ayuu yiri Tony Schwartz oo ah qoraaga Booga logu booga cirfiidka Trump. Xiogaasho: Aftonbladet Soo turjume Ali Musa alimusa@axadletimes.com Axadle media Group

Stefan Löfven: “Joe Biden waa shaqsiga ku habboon shaqadan”

Stefan Löfven: Waxaay ilaa tahay In "Joe Biden uu yahay shaqsiga ku habboon shaqadan"  Raiisal wasaare Stefan Löfven ayaa sheegay inuu xiriir wanaagsan la leeyahay Joe Biden isla markaana uu rajeynayo inuu sii xoojiyo. Laakiin ma uusan soohadal qadin dhaleeceynta adag ee dhigiissii hore u jeediyay Donald Trump. - Uma jeedo inaan naftayda u huro darajo bixinta, ayuu yidhi Stefan Löfven. Subaxnimadii Axada, Mudane Stefan Löfven ayaa qabtey shir jaraa'id, kaasoo ku saabsanaa gaar ahaan doorashadii madaxtinimada…