Waa kuma xiddiga uu xalay Guardiola sharaxay?
Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa ku amaanay Ilkay Gundogan inuu yahay mid ka mid ah ciyaartoyda ugu caqliga badan ee uu soo tababaray.Guardiola ayaa sheegay inuu la dhacay qaab ciyaareedka Gundogan ciyaartii shalay ay 2-0 kaga badiyeen Borussia Mönchengladbach wuxuuna dhaliyay goolkii labaad ee ciyaarta si uu kooxdiisa uga caawiyo inay gaarto wareega 8-da ee CL.Guardiola ayaa aaminsan in Gundogan uu xiiso gaar ah u leeyahay habdhaqanka kubbada isla markaana tayadaani ay ka caawin doonto inuu markasta goolal u…