Afar Waxyaabood Oo Laga Bartay Kulankii Ay Liverpool Xasquuday Arsenal
1. Jota oo booskiisa xalaaleystayWaxaa la gaaray waqti uusan tababare Jurgen Klopp kursiga keydka ku soo heyn karin Diogo Jota.Dad badan ayaaba ku doodaya in waqtigaas goor hore la soo dhaafay. Xilli ciyaareedkan wuxuu ahaa weeraryahanka kaliya ee qaab ciyaareed joogta ah oo fiican soo bandhigaya, haddii aysan ahaan laheyn dhaawacisii soo gaaray, waxaa suurtogal noqon laheyd inuu dhaliyo goolal ka badan kuwa Salah.Jota ayaa bedelay Andy Robertson qeybtii labaad, waxayna ku qaadatay kaliya daqiiqado inuu shabaqa soo…