Mucjiso Afrika U Soo Baxday Oo Ka yaabsatey Kooxaha Premier
Weeraryahanka Southampton Danny Ings oo 28 sanno jir ah ayaa diirada u saaran Manchester City isagoo loo arko inuu yahay bedelka Sergio Aguero. (Sky Sports)
Liverpool ayaa faa’idi doonta haddii Southampton ay iibiso Ings iyadoo Reds ay qaadan doonto boqolkiiba 20 lacagta lagu iibiyo xiddiga Ingariiska taasoo qeyb ka aheyd heshiiskii ay weeraryahankaan uga iibiyeen Southampton. (Mirror)
Manchester United ayaa u isticmaali karta 23 jirka khadka dhexe Donny van de Beek heshiisyada ay dooneyso inay sameyso xagaagan. (90min)…