Solskjär ayaa magacaabay afar xiddig
Tababaraha kooxda Man United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa magacaabay 4-ta xiddig ee ugu fiican xilli ciyaareedka kooxda kuwaas oo qaab ciyaareedkooda ka caawiyay in ay kaalinta 2-aad ka galaan kala saraynta horyaalka premier League xilli ay 10 kulan ka harsan yihiin dhamaadka xilli ciyaareedkanSolskjaer ayaa wax laga weydiiyay ciyaaryahanka sameeyay horumarka ugu badan xilli ciyaareedkaan, wuxuuna durbadiiba soo qaatay afar ciyaaryahan oo qaarkood la filayo inay afkiisa ka soo baxaan.Tababaraha reer Norway ayaa sheegtay inay…