Shiinaha ayaa Soomaaliya soo gaarsiisay tallaalka Sinopharm

Diyaarad sidday tallaalka Shiinaha ee ka hortagga Covid-19 ayaa Axaddii ka soo degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. 200,000 oo dawooyinka Sinopharm ah ayaa lagu wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya. Soomaaliya horey ayey u qaadatay talaalka Astrazeneca dad badana way qaateen. Wasiirada caafimaadka ayaa uga mahadcelisay dowladda Shiinaha tallaalka ay u soo dirtay safiirka shiinaha ee Soomaaliya, Qin Jian, kaasoo tallaalka ku wareejiyay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya. Dhawaan,…

mixed presence at polling stations

In Chad, 7.3 million voters were called to the polls on Sunday to decide between ten candidates, including the current head of state Idriss Déby Itno, who is seeking a new six-year term. In the capital, as in the provinces, there was no crowd in front of the polling stations. In the center and north of Ndjamena, where our…

West Ham prove that the top four are theirs to lose in the Leicester victory

Declan Rice is out. Michail Antonio is out. Without his two best players, David Moyes' West Ham bubble will surely burst.That was the story heading into what would be a monumental challenge for West Ham on Sunday, the visit of third-placed Leicester City.West Ham looked solid against Leicester | Justin Setterfield / Getty ImagesIn just 90 minutes, the Hammers laughed at all the ideas that their top four fee is threatened when they roared to an emphatic 3-2 victory to hold their future in their hands.Now described as even…

Mesut Ozil Oo Ka Hadlay Guushii Real Madrid Ee Xalay, Horyaalka Oo Uu

Xiddiga Muslimka ah ee Mesut Ozil ayaa u dabbaal-degay guushii ay Real Madrid ka gaadhay Barcelona habeenkii xalay, waxaana uu saadaal ka bixiyey kooxda ugu cadcad hanashada horyaalka kaddib saddexda dhibcood ee ay Los Blancos ka heshay ciyaartaas.Ozil oo khadka dhexe uga ciyaara kooxda reer Turkey ee Fenerbahce ayaa daawaday ciyaartii El Clasico ee Sabtidii, waxaana markii ay soo dhamaatay uu baraha bulshada ugu dabbaal-degay guusha ay Real Madrid gaadhay, taas oo keentay in ay hoggaanka horyaalka la wareegto.Laacibka reer…

PSG praised Mauro Icardi in the middle of Juventus links

Paris Saint-Germain have set a price tag of £ 35 million for the lost striker Mauro Icardi, with Juventus as favorites to get their signature.Icardi has had a mixed time of it in France after his melodramatic downfall with Inter two years ago. He was productive on loan last season and made 20 appearances in 34 appearances, but things have gone pear-shaped since the deal was made permanent in July.The Argentine took a while to get up to speed after missing the start of the season due to Covid and he has struggled to get up…

Daawo: Ganacsato ka cawday Farmaajo walaalkiis

Muqdisho (Axadle) - 48-dii saac ee la soo dhaafay, waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay guux la xiriira Ganacsato la sheegay in koonto gaar ah loogu xiray keenista Jaadka/Qaadka, kaasoo sare u qaaday qiimaha. Ganacsatada iibisa jaadka oo warbaahinta kala duwan ee Caasimadda la hadlay  Ayaa  caabasho ka muujiyeen 3-Nin ooo ay sheegen in koontadda keenista qaadka loo xiraay, taas oo uu hogaaminayo walaalkiis ayey sheegeen. “Waa dulmanahay oo cid aan u dacwoono ayaa weynay, dad ayaa naloo garbo-doobay ganacsi xor ah maaha…

Roy Keane Iyo Jamie Redknapp Oo Istuudiyaha Dhexdiisa Isku Weeraray Ka

Halyeeyadii kooxaha Manchester United iyo Tottenham ee Roy Keane iyo Jamie Redknapp ayaa muran xooggan oo gaadhay heer xanaaq uu ku dhex maray istuudaha telefishanka Sky Sports ka hor kulanka ay mar dhow labadooda kooxood foodda isku darayaan.Labadan halyey ayaa falanqaynayay qaab ciyaareedka labada kooxood ee waqtigan, waxaana Roy Keane oo hadalka ku horreeyey uu ku tilmaamay Tottenham koox jilicsan oo sannad walba si fudud looga tuuro afarta sare iyadoo loollan ugu jirta.Keane oo ahaa kabtanka Manchester United, ayaa…

Mucaaradka Jabuuti ayaa ka hadlay guushii Geelle

C / raxmaan Maxamed oo ah gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Raad ahna duqa hore ee magaalada Jabuuti ayaa sheegay in madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu ku guuldareystay qabashada doorashooyin xor iyo xalaal ah isla markaana natiijada doorashada aysan waxba soo kordhin doonin. Hogaamiyaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa mar 5aad loo doortay mar kale hogaamin doona dalkaas. Wuxuu ku guulaystay boqolkiiba 98 codadkii la dhiibtay halka murashaxa kaliya ee la tartamayay Sakariye Ismaaciil Faarax uu helay 1.59…

Maxamed Calaa al-Jaliil: “In ka badan 1000 bisadood ayaa xanaaneyaa

Maxamed Alaa al-Jaliil ayaa ah nin qaaday masuuliyada daryeelka bisadaha magaalada Aleppo ee dalka Syria halkaas oo ay ku dagaalamayaan ciidamada dowlada Bashar al-Assad iyo kacdoonki ka soo horjeeday. Waxaa lagu qasbay inuu ka baxo magaalada sanadkii 2015 ka dib markii uu sii xoogeystay dagaalada u dhexeeya kooxaha iska soo horjeeda, laakiin waxaa uu doorbiday inuu daryeelo bisadaha ku jira xeen daabka dagaalka. Wareysi uu siiyay wakaaladda wararka ee Reuters, Maxamed al-Jaliil wuxuu la wadaagay waqtiyadii adkaa ee ay…

Player ratings like Jesse Lingard lead Hammers back to the top four

West Ham regained their place in the Premier League top four with a deserved 3-2 victory over other European hopefuls Leicester City.After a scary start to the game, it was Jesse Lingard who opened the scoring with a superb 28-minute volley curling into the bottom corner, leaving Kasper Schmeichel without a chance. Lingard's second, a vintage just before the break, was not as glamorous at all but still gave West Ham an impressive lead at the break.The hammers only needed a few minutes to add a third. Jarrod Bowen knocked…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More