Premier League Ayuu Ka Ciyaaraa, Carruurtiisu Waxa

Khadka dhexe ee kooxda Everton ee Allan ayaa shaaca ka qaaday sababta uu gurigiisa gaar ahaan caruurtiisa yar yar uga mamnuucay maaliyada weeraryahanka kooxda juventus ee Cristiano Ronaldo.Allan ayaa waraysi uu dhawaan bixiyay shaaca kaga qaaday in maaliyada Ronaldo ee kooxda Juventus uu caruurtiisa u diiday sababtoo ah inay cadaawad weyni kala dhaxayso kooxdii uu usoo ciyaaray ee Napoli.Xiddiga ree Brazil ayaa inta badan waayihiisa ciyaareed kusoo qaatay dalka Talyaaniga isaga oo Udinese ku biiray sanadkii 2012 isla…

Xiddig Man United Ah Oo Ka Carooday Ole Gunnar

Eric Bailly ayaa si aad ah uga carooday go’aankii uu Ole Gunnar Solskjaer uu isaga indhotiray isaga kulankii lugta labaad ee Europa League ee AC Milan, wuxuuna haatan ka fiirsanayaa mustaqbalkiisa Old Trafford sida ay sheegayaan wararka soo baxaya.Bailly ayaa ka garab ciyaarayay Harry Maguire lugtii hore ee Old Trafford oo ku dhamaatay barbaro 1-1 ah laakiin xiddiga reer Ivory Coast waxaa lagu bedelay Victor Lindelof lugtii labaad ee habeenkii Isniinta ka dhacday San Siro iyadoo United ay guul 1-0 ah ugu soo baxday wareega…

Jamaahiirta Barcelona Oo Warkii Ugu Dambeeyay Ka

Taageerayaasha kooxda Barcelona ayaa rajo quus goyn ah ka helay hammiga ay ka qabeen inay kooxdoodu dib ula soo saxeexato garabka weerar ee Paris Saint-Germain ee Neymar Junior.Wadahadalada heshiis kordhinta ee u dhaxeeya Paris iyo Neymar ayaa lagu sheegay kuwo dhiirigelin leh isla markaana kusii dhawaanaya heshiis afar sano ah oo cusub inuu qalinka ugu duugo kooxdaas.Heshiiska 28 sano jirkaasi uu hadda ku joogo PSG ayaa ah mid dhacaya xagaaga 2022 iyadoo ay hadal hayn badani ka dhalato arrimaha qandaraaskiisa isla markaana…

Saldhigga Garoonka Aadan Cadde oo la hoos geeyey Hoggaanka Booliiska

Xukuumadda xilkeedu dhammaaday ayaa nabadgelyada garoonka Aadan cadde waxa ay hoos geysay hoggaanka Booliiska gobolka Banaadir, Saldhigga garoonka oo hoos tegi jiray Hoggaanka illaalinta Canshuuraha ee Booliiska oo ka madaxbannaanaan Hoggaanka Booliiska ayaa Xukuumaddu go’aamisay in la hoos geeyo Taliska Booliiska gobolka Banaadir Generaal Saadaq Cumar Xasan Saadaq Joon. Taliyaha ciidamadda booliska Soomaaliya, Jeneraal Xijaar, ayaa qoraal uu saaray saldhiga bileyska garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu hoos-geeyay taliska…

Imran khan oo Covid-19 ku dhacay xili laga tallaalay

Ra’iisul Wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa laga helay Xannuunka Covid-19 sida uu isaga qudhiisa ku xaqiijiyay bartiisa Twitter-ka oo uu soo dhigay qoraal uu dadka ugu sheegayo in uu haleelay fayruska. Imran ayaa soo daliilsaday Aayad qur’aan, waxa uu rajo wanaagsan ka muujiyay in uu caafimaad degdeg ah helo, Dadka ayuu ugu baaqay in ay is dejiyaan isla markaana qadarka alle uusan dhinacna uga gudbeen. وَإِذَا مَرِضْتُ فَهُوَ يَشْفِينِ°And when I am ill, it is He Who cures me.(Qur’an 26:80) Prime Minister Imran Khan has…

Marie-Soleil Frère, Belgian specialist in

Academic and African media specialist Marie-Soleil Frère died on the night of 18 to 19 March. Research director, she taught journalism at the Free University of Brussels, as she did at the University of Ouagadougou. Author of several books, she focused in particular on the role of the media in the political development of French-speaking Africa.…

Dhul-gariir xooggan oo ku dhuftay Japan.

Sida ay tebisay Warbaahinta Japan Xeebaha Bari ee Dalkaas waxaa maanta oo Sabti ah ku dhuftay Dhul-gariir xooggan oo saameeyay isu socodka Gaadiidka Badda, dalxiiska Xeebaha & isu imaatinka Bulshada. Qubarada ku taqasustay Dhul-gariiska ayaa Cabirkiisa ku sheegtay 7.2 Magnitude, muuqaallo kala duwan oo laga duubay dhismaha qaar waxaa ka muuqday dhaqdhaqaaqa dhismaha oo qaarkood ku sigtay in ay dumaan. Kooxda gurmadka degdeg ah oo horay u helay saadaalinta khubarada ayaa isu diyaarisay in ay tagto meelaha ugu halista…

Jubbaland: DFS waxa ay hub, Gaadiid & Ciidan cusub geystay Gedo

Warsaxaafadeed kasoo baxay DG Jubbaland ayaa looga hadlay Ciidanka Dowladda Federaalka, Gaadiidka & Hubka cusub ee Jimcihii 19-ka Maarso 2021 la geeyay Gobolka Gedo gaar ahaan Degmada Doolow. Qoraalka DG Jubbaland ayaa nasiib darro lagu tilmaamay in Gobolka Gedo oo dadka degen la dhibaateysan Abaarta heysata Dowladda Federaalka ku kordhiso ciidankeeda halkii gurmad la siin lahaa shacabka. Warsaxaafadeedka kasoo baxay DG Jubbaland ayaa lagu daray in gulufka colaadeed wixii ka dhasha uu dusha saaranayo Madaxweynaha…