Yaa Ku Guuleystay Abaalmarinta Saadaasha Kulankii Ay Liverpool
In ka badan 230 faalo ayaa laga bixiyay warbixintii saadaasha kulankii u dhaxeeyay Arsenal iyo Liverpool ee ay kooxda Reds ku guuleysatay 3-0 xalay oo Sabti aheyd.Akhristayaal badan ayaa saxay saadaasha balse hal taageere ayaa noqday guuleystaha abaalmarintii 50ka doolar ee shabakada Laacib isagoo noqday shaqsigii ugu soo horeeyay ee saxay natiijada ciyaarta iyo xiddiga dhaliyay goolkii ugu horeeyay.Akhriste lagu magacaabo Axmed ayaa noqday guuleystaha isbuucaan ee abaalmarinta saadaasha shabakada Laacib isagoo noqday…