HORDHAC: Real Madrid vs Liverpool – Zidane Iyo Klopp Oo Madaxa Iskula

Laba kamida kooxaha ugu guulaha badan taariikhda UEFA Champions League ayaa caawa fooda is-daraya marka ay Real Madrid garoonkeeda Alfredo Di Stefano kusoo dhawaynayso dhigeeda Liverpool kulanka lugta hore ee wareega siddeed dhammaadka tartankaas.Madrid oo 13 jeer kusoo guuleysatay koobka ayaa isku dayi doonta inay caawa natiijo faa’ido ah kasii hesho Liverpool kahor kulanka lugta labaad ee 14-ka bishan ka dhacaya Anfield.WARARKA LABADA KOOXOOD EE KULANKA KAHORReal Madrid ayaa uu kulankan ka maqan yahay kabtankeeda ahna…

Libya’s Reconciliation Fee is making an attempt

Libya's presidential council has created a national reconciliation commission with the aim of establishing social peace, as the country seeks to heal the wounds during the year - long war between the internationally recognized National Accord Government (GNA) and the Putz general Khalifa Haftar's forces. The President - in - Office of the President, Mohammad Younes Menfi, said that the Commission would establish justice among the Libyans and create solidarity in the country. He was speaking at a press…

controversy over the top date of the mandate

In Benin, Patrice Talon has been in place for five years and the opposition does not want him to stay another second. The amendment to the constitution and the election calendar gives it an extension of one and a half months. Its political opponents from the diaspora demand that they take to the streets. A sensitive day that worries Cotonou, especially when incidents were reported during the night.…

Xukumadda oo markii ugu horreysay ka warbixisay shirka Afisyoone

Muqdisho (Axadle) – Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa markii ugu horeysay faahfaahin ka bixiyey shirarka Afisyoone uga socda madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka, kuwaas oo illaa hadda aan wax natiijo ah laga gaarin. Shirarkaas oo teendhada Afisyoone oo ku taalla gudaha xerada Xalane ka dhacay 3-dii iyo 4-tii bishan ayaa laga nastay Isniintii shalay, balse Talaadada maanta ayaa lagu wadaa in dib loo sii amba qaado oo madaxdu ay isugu tagaan goobta shirka.…

Daawo: Rooble oo booqday askartii kusoo dhaawacmay BARIIRE iyo Awdheegle

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha xilka sii-haya ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isbitaalka Xoogga booqday askarta CXD ee ku soo dhaawacantay furimaha dagaalka iyagoo difaacaya dalka iyo dadka.  Ra’iisul Wasaare Rooble oo warbixin ku saabsan xaaladda dhaawacyda askarta ka dhageystay saraakiisha Isbitaalka, ayaa sidoo kale askarta dhaawaca ah ka wareystay xaaladdooda, una…

Revival Churches presented their

Following the National Bishops' Conference (Cenco) for Catholics and the Protestant Church of Christ in the Congo (ECC), the awakening churches, once silent on socio-political issues and considered close to those in power, are breaking their silence. The three main religious denominations of the Democratic Republic of the Congo (DRC), divided on dogmatic issues, are merging for the first time to demand that credible elections be held within the 2023 constitutional deadline. The evangelical churches are therefore…

Maxay tahay arrinta Farmaajo ‘uu rabay’ in musharaxiinta mucaaradka ku dhaqaaqaan?

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyey in madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu rabay in mucaaridka ay kacaan oo dagaal bilaaban si xaalada dalka u gasho meel aan kasoo kabasho laheyn. Xasan ayaa sheegay in madaxda mucaaridka ay ka baaqsadeen in dalka ka dhaco dagaal cadaadis kasta oo uu saaro madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday oo lagu eedeynayo inuu hortaagan yahay in…

the Mauritian financial system is affected by its worst functionality

Mauritius has been a model of economic success in Africa for decades and bears the brunt of the consequences of the coronavirus pandemic. The industrial activity is experiencing a decline of 15.2%, which translates into the island's worst economy in 40 years. This is the consequence of the containment from last year. And the reconstruction in a month should intensify this brutal economic slippage.…

Waxa ay ku kala duwan yihiin Janan iyo Mukhtaar Roobow

Muktaar Roobow wuxuu isku soo dhiibay qadiyad qaran halka Cabdirashiid Janan isku dhiibay qadiyad qabiil,  labadoodaba waxay isku yihiin ex reer Alta Juba. Hase ahaatee waxay ku kala duwan yihiin qadiyada, wadaniyada iyo arrimaha afkaarta dowliga. Mukhtaar Rooboow, wuxuu waayihii danbe la daagalamay argagixisada Al-Shabaab, halka Cabdrashiid Janan dagaalkiisa ku wajahnaa qabiilooyin iyo reero jifooyinkiisa. Mukhtaar wuxuu leeyahay ciidan xoog leh…