Sir Alex Ferguson Oo Xiddig Lama Filaan Ah Oo Ay Jeclaayeen
Tababaraha halyeeyga ah ee kooxda Manchester United ee Sir Alex Ferguson ayaa ahaa mid il gaar ah u leh saxeexyada xiddigaha mustaqbalka fiican leh balse sidoo kale waxa jiray ciyaaryahano ku fashilmay mudadii uu kooxdaas maamulaha ka ahaa.Alex Ferguson ayaa hadda shaaciyay saxeexii ugu xumaa ee uu kooxdaas ku sameeyay, taageerayaal badan oo Manchester ah ayaa odhan lahaa David Bellion, Bebe amaba Gabriel Obertan balse SAF ayaa u doortay doorkaas Owen Hargreaves.Sir Alex ayaa mudo 26 sano ah hoggaanka usoo hayay Manchester…