Dowladda Sacuudiga oo u yeertay ROOBLE iyo madax
Muqdisho (Axadle) – Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa casuumaad rasmi ah u fidisay golaha wada-tashiga qaranka, gaar ahaan ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada dalka, sida ay shaaciyeen ilo wareedyo lagu kalsoonyahay.
Wararka ayaa sheegaya in maalmaha soo aadan Rooble iyo shanta hoggaamiye goboleed ee dalka ay tegi doonaan magaalada Riyadh ee axadle wadanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaas oo ay…