FIQI:”Madfacyadii hore ayaa lagu casuumay inay soo baxaan”
Muqdisho (Axadle) - Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Macallin Fiqi, ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka ayaa si kulul u cambaareeyay go’aanka madaxda waqtigoodu dhammaaday ee ay ku kororsadeen muddo kororsigiisa, kadib go’aankii Baarlamaanku qaatay.
Wasiir Fiqi wuxuu sheegay in kursiga Farmaajo kaliya lagu ilaalin karo dastuurka lagu heshiiyay, laakiin aan marnaba lagu ilaalin karin hub iyo hanjabaad ka dhan ah dadka kasoo horjeeda talaabada sharci darada ah.
Marka bistoolad lagu ilaalinayo kursiga…