Hordhac: Man United vs Burnley – Rikoodhka Kulamadoodii Hore, Old
Manchester United ayaa tallaabo weyn hore ugu qaadaysa sidii ay u diyaarsan lahayd booskeeda Champions League oo ay ugu dhowaan lahayd in ay damaanad ka dhigato marka ay garoonkeeda Old Trafford ku qaabbisho Burnley galabta.United oo ku jirta kaalinta afraad ayaa toddoba dhibcood ka horreysa Leicester City oo kaalinta afraad fadhida, kulankeeda usbuucanna ciyaari doonta Khamiista maadaama ay maanta semi-finalka FA Cup la dheelayso Southampton, waxaanay taasi fursad weyn u tahay Red Devils oo 10 dhibcood ka horreyn…