Marcus Rashford hints at the Super League opposition on social media

Manchester United star Marcus Rashford has hinted at his opposition to the Super League on social media with a picture that says "football is nothing without fans".Rashford has never been one to shy away from issues in football and society at large, forcing a government turnaround over free school meals back in January. In his latest move, he became the second United player to cunningly dig into the breakaway competition, after Bruno Fernandes shared a critical post by Wolves forward Daniel Podence.…

Kylian Mbappe Oo Guri Ka Raadsanaya Magaalada Madrid & Xogo Cusub Oo

Weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe ayaa guri ka raadsanaya magaalada Madrid ee caasimadda waddanka Spain, xilli sannad kali ahi ka hadhsan yahay qandaraaskiisa PSG, walina uu diiddan yahay in uu heshiis cusub saxeexo.Heshiiska uu Kylian Mbappe kula jiro PSG ayaa waxa uu ku eg yahay xagaaga 2022, waxaanay wararka soo baxayaa sheegayaan in uu guri ka raadsanayo magaalada Madrid, halkaas oo uu doonayo in uu u guuro xagaaga soo socda amaba dhamaadka xilli ciyaareedka dambe.22 jirkan oo lala xidhiidhinayo kooxaha waaweyn…

Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Premier League Iyo 14ka Kooxood Ee Loogu

Shir degdeg ahaa oo maanta ay yeesheen kooxaha horyaalka Premier League iyo maamulka sare oo ay ka maqnaayeen Manchester United, Chelsea, Arsenal, Tottenham, Liverpool iyo Manchester City ayaa lasoo gabogabeeyey, waxaana laga soo saaray go’aamo.Lixda kooxood ee waaweyn ee Ingiriiska ee Manchester United, Chelsea, Arsenal, Tottenham, Liverpool iyo Manchester City iyo lix kooxood oo Talyaani iyo Spain ka dhisan ayaa toddobaadkan horraantiisii shaaciyey in ay samaysanayaan horyaal cusub oo sida Champions League ah oo loogu…

Bayern Munich rules out joining the Super League

Bayern Munich have explicitly ruled out joining the Super League and state their commitment to play in a reformed Champions League. The outburst competition was announced by its 12 founding members on Sunday, and it has since received widespread criticism from the entire game. Those behind the Super League are perceived to have turned to Paris-Saint Germain, Borussia Dortmund and Bayern to join, only to be rejected. Bayern is one of the biggest teams in the world Pool / Getty ImagesOn Tuesday, Die Roten confirmed that they…

Bill Shankly’s grandson says remove the statue

Bill Shankly's grandson has claimed that he would like to see the statue dedicated to his deceased grandfather outside Anfield taken down after Liverpool's announced intention to participate in the Super League.The recently announced breakout competition has caused outrage around the world with fans furious at the prospect of up to 15 clubs getting a guaranteed spot in the event each season.Liverpool are one of six English clubs to confirm they will play in the Super League alongside Manchester United, Manchester City,…

Surprising Side Effects of Not Drinking Alcohol, Say Experts

Despite being a popular social pastime, with nearly 70% of the American population enjoying alcohol on an annual basis, drinking alcohol is the leading risk factor for premature illness and contributes to 3 million deaths each year, according to the World Health Organization. So, what happens if you give it up? While speaking with experts, we discovered some of the most surprising side effects of not drinking alcohol. And for more healthy diet advice, check out The Worst Foods You Should Never Have in Your Home.…

Qatar waxay ka jawaabtay eedeyn uga timid Fahad Yaasiin – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Dowlada Qadar ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah u shaacisay inay malaayiin doolar siineyso madaxda waqtigeeda dhamaaday ee dowlada federaalka Soomaaliya. Waxay beenisay eedeymaha la xiriira lacagaha la dhaqay ee Soomaaliya oo uu soo diray agaasimaha hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA, Fahad Yaasiin, eedeyn uu dhawaan u jeediyay danjirihii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz. Warbixin rasmi ah…

The youngest managers in Premier League history

Leadership is usually an older man's game, with most managers only turning to the excavation until the 1940s and beyond ... but that is not always the case.Since the Premier League was formed in 1992, we have seen a handful of surprisingly young managers take charge of English top flight, with some splitting their time between managing and playing.Here are the ten youngest Premier League bosses ever.Paul Jewell as Bradford boss | Ross Kinnaird / Getty ImagesA Bradford City legend, Paul Jewell, spent ten years as a player…

“Waxaasi Ciyaaro Maaha…” Pep Guardiola Oo Si Cad U Diiday Tartanka

Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa dhalleeceeyey tartanka ay samaysanayaan kooxaha waaweyn ee European Super League, kaas oo ay kooxdiisuna ka mid tahay naadiyada bud-dhigga u ah.12 kooxood oo ay hormood u yihiin lixda kooxood ee waaweyn ee Ingiriiska ee Manchester United, Manchester City, Chelsea, Arsenal, Liverpool iyo Tottenham ayaa Axaddii ku dhawaaqay in tartan cusub oo 20 kooxood ay ka qayb-geli doonaan oo loogu magac-daray European Super League ay samaysteen, waxaaanay sugayaan in ay ku soo…

Mucaaradka ayaa ka jawaabaya codsigii Farmaajo ee Midowga Afrika – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Golaha Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa si kulul uga falceliyey baaqii Madaxweynaha waqtigiisu idlaaday Maxamed C / laahi Famaajo uu ka codsaday Midowga Afrika si ay u dhexdhexaadiyaan daneeyayaasha siyaasada Soomaaliya. Ururka Musharaxiinta ayaa si kulul u cambaareeyay isku dayga Farmaajo ee ku aadan inuu jabinayo heshiiskii doorashada ee 17-kii Sebtember isla markaana loo kordhiyay mudada xafiiska labo sano kadib codsi ka…